Faahfaahin Dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kulankii xalay dhex maray guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo Madaxweyne…
Browsing: Mooshinka Jawaari
Xildhibaannada kasoo jeeda Beesha Digil & Mirifle qaarkood ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa taageeray mooshinka laga…
Kadib markii mar qura lagu soo baraarugay waaberigii 14-kii bishan Mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay xalay la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Mooshinku ka yaallo Maxamed Sheekh Cismaan…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyey in xildhibaannada ka horeeda mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka ay galeen ballan ku saabsan…
Guddoomiyaha mooshinka ka yaallo ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qodob muhiim ah uga guuleystay xukuumadda Soomaaliya, taasoo keentay in si weyn…
Wararka laga helayo Xafiiska Q/Midoobay ayaa sheegaya in inta badan wakiilada Beesha Caalamka ay ka horjeesteen mooshinka laga keenay Gudoomiyaha…
24-kii saac ee ugu danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday dadaallo lagu doonayo in xal loogu helo xiisadda ka dhalatay…
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida culimada waaweyn ee taageera dowladnimada ayaa muuqaal uu soo dhigay baraha bulshada ku…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddi u saaray xaaladda ka taagan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib xiisadda…
Xildhibaanada wada mooshinka laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa u diray baaq ah inuu xilka iska …
In ku dhow 100 xildhibaan ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa xildhibaannada wada mooshinka laga keenay…
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa halka uu kasoo bilowday isku dhaca guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), iyadoo…
Xogta laga helayo ayaa sheegaya in dhaqaale lagu sii wado ololaha mooshinka Jawaari uu Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre kala…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubnaha ugu dhowdhow ee gadaal ka riixaya mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka…
Iyadoo xiisad siyaasadeed oo culus ay ka dhex oogan tahay Baarlamaanka fedeaalka Soomaaliya ayaa qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ugu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa khudbad qiiro leh oo caawa jeediyay ayaa faafhaahin ka bixiyey xiisadda ka dhalatay mooshinka laga…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in weerarka iyo inqilaabka lagu qaaday xarunta Golaha Shacabka aanu ahay mid sii socon kara.
Kulan ay xildhibaannada taageersan guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ayaa soo saaray go’aan ku saabsan xaalada…
Xiriirka u dhaxeeya saddexda mas’uul ee Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maraya halkii ugu xumeyd in ka badan muddo hal sano…
