Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Guddoomiye Jawaari oo kashifay Shan Saddex Arrimood oo ku Qarsoonaa Mooshinka laga keenay [DAAWO KHUDBAD QIIRO LEH]

    Guddoomiye Jawaari oo kashifay Shan Saddex Arrimood oo ku Qarsoonaa Mooshinka laga keenay [DAAWO KHUDBAD QIIRO LEH]

    March 16, 2018Updated:March 16, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa khudbad qiiro leh oo caawa jeediyay ayaa faafhaahin ka bixiyey xiisadda ka dhalatay mooshinka laga keenay ee uu hore u jebiyay, isagoo kashifay saddex arrimood ku qarsoon Mooshinka.

    SAXIIX UU DIIDAY

    Prof. Jawaari ayaa markii ugu horeysay shaaciyey inuu diiday saxiixo arrimo uu ku tilmaamay kasoo horjeeday nidaamka, mabda’ iyo amaanada loo dhiibay, arrintaas oo aanu faahfaahin ayaa la sheegay inay ku saleysan tahay isku dhac dhex maray isaga iyo Ra’iisal wasaare Kheyre.

    BURBURINTA BAARLAMAANKA

    Wuxuu kaloo sheegay in aan isaga kaliya loo jeedin oo uu yahay shaqsi, isaguna uu yahay marinkii la mari lahaa kaliya, balse lagu doonayo in lagu burburiyo awoodda Baarlamaanka oo duullaan lagu yahay, isagoo ku celceliyay in baarlamaanka oo sal u ah dowladda la kala tuuro oo ay ku dhacdo sidii Baarlamaankii 8aad.

    BAARLAMAAN LA QABSADAY

    Qodobka kale ee ugu weyn khudbadiisii Caawa ayuu marar badan ku celceliyay in weerar lagu soo qaaday xaruntii Baarlamaanka oo ay qabsadeen ciidamo uu soo amray Ra’iisal wasaaraha Xasan cali Kheyre, ayna dhacday in hay’adii fulinta ay ku duushay xaruntii baarlamaanka, iyadoo ciidamadii ilaalada laga saaray Baarlamaanka.

    Arrintan ayaa waxaa ka dhalanaya inaan wax shir ah lagu qaban karin xarun ay heystaan ciidamo xukuumadda ka amar qaata oo haddiiba la galayo mooshinka ay tahay meel dhexdhexaad ah lagu qabto shirka Baarlamaanka ama laga dul qaado ciidamada qabsaday.

    BAAQ

    Baaq culus ayuu u diray xildhibaannada Golaha shacabka isagoo ugu baaqay inay badbaadiyaan Baarlamaanka, baaqaas oo aan la ogeyn sida ay uga jawaabi doonaan xildhibaannada kala qeybsan.

    Baarlamaanka Jawaari Khudbadii Jawaari Mooshinka Jawaari Top xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan Fiqi: “Inqilaabka hubaysan ee Xarunta Golaha Shacabka lagu qabsaday ma ahan mid sii socon kara..”
    Next Article Beesha Caalamka oo War kasoo saartay khilaafka Siyaasadeed ee ka Qaraxday Barlamanka & Xukuumadda [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo