Wararkii ugu dambeeyay ee mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu shaki soo kala dhex galay xildhibaannada wada…
Browsing: Mooshinka madaxweynaha
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa kulankii labaad uu hotel ku yaalla magaalada Muqdisho uga socdo Guddoomiyaha…
Mas’uul ma jiro, iyo muwaaddin kale toona, ka sarreeya sharciga dalka.
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo 9-kii…
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa taageeray Mooshinka laga keenay Madaxweynaha Soomalaiya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qoraal ay soo saareen madaxda maamul…
Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey iyo Mahad Cabdalla Cawad ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa shaaciyay inuu guddoonka Baarlamaanka soo gaaray Mooshin laga keenay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin cusub ka gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii ay sheegeen in…
Xildhibaano la tirsan baarlamaanka Federaalka oo tiradooda lagu sheegay 54 Xildhibaan ayaa saxiixay Mooshin cusub oo looga horjeedo Madaxweynaha Soomaaliya…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa baaq kulul u diray xildhibaanada diidan wadahadalka Mooshinka ee furmay, wuxuuna…
Shirkii wadahadalka Mooshinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Muqdish, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda sare ee…
Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mida mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee hor boodaya mooshinka laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,…
Xildhibaanada Mooshinka Xil-ka-qaadista Madaxweynaha ayaa waxay maanta oo taarikhdu tahay 06.10.2015 soo saareen War-Saxaafadeedkan hoos ku xusan oo la xiriirta…
Guddoomiyaha barlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay in maalinta berito ah ee 7-da Oktoobar uu furmi doono…
Xildhibaan Cali Nuur Boodaaye ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka uu ku yimid Mooshinka laga keenay madaxweynaha iyo sida loo ururiyay…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo ka mid ahaa mas’uuliyiinta sida hoose u abaabulay ee…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa si kulul uga hadlay Mooshinka la laalay ee ay wadeen qaar kamida xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya,…
Waxay ahayd 17-kii Bishan markii xildhibaanada Mooshinka ka keenay madaxweynaya tiro badan oo ka mida ay kulan xafiiskiisa Villa Hargeysa…
Xildhibaan Cabdullahi Goodax Bare oo kamida mudanayaasha horkacaya mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha ee xalay uu laalay guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay…
Qaar ka mida xildhibaanada keenay Mooshinka Madaxweynaha ayaa ku gacan seyray go’aankii uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ku baab’iyay jiritaankii Mooshinkaasi…