Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho uga hadlay mooshinka laga…
Browsing: Mooshinka madaxweynaha
Qaar ka mida xildhibaanada saxiixay Mooshinka laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inay goor dhow shir jaraa’id…
Mooshinka xil ka qaadista madaxweyne Xasan Sheekh oo 93 xildhibaan ay saxiixeen ayaa la sheegay inay halis weyn soo wajahaday…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa loo jeediyay digniin culus oo ku saabsan inuusan Golaha Baarlamaanka hor…
Iyadoo mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya oo ay aqbaleen Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaa soo baxaya dadka mooshinkaasi ka…
Raadraac ay sameysay shabakadda Wadani.com ayaa waxay soo bandhigeysaa qeyb yar oo ka mida isbedeledda aan qiyaasta lahayn ee Xidhibaan…
Iyadoo magaalada Muqdisho ay gashay xaalad siyaasadeed oo qasan kadib mooshinkii xil ka qaadista madaxweyne ee qaar ka mida xildhibaanada…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan rasmi ah ka soo saaray mooshinka laga soo gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxaamuud…
Sida Wadani.com ka soo xigatay Khubaro dhinaca sharciga ah Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga fadhiyaa inuu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii socdaal ku…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab ka bixiyay mooshin xil ka qaadis ah oo in ku dhow 100 xildhibaan ay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jawaab kulul ka bixiyay mooshinka ay xildhibaano ka tirsan Golaha baarlamaanka shalay geeyeen guddoonka…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho iyagoo uga hadlay mooshinka laga keenay madaxweynaha…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhowr xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya looga yeeray weriyeyaasha Warbaahinta ee…
