Qarax nooca miinada oo ka dhacay barta ciidamada Ex-kontrol Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Browsing: Muqdisho
Koox hubeysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dishay mid ka mida shaqaalaha shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL oo ahaa wiil dhalinyaro Aqoonayahan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dilal kala duwan ay ka dhaceen saaka laba ka mida degmooyinka Gobolka…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xilalkii ka qaaday taliyeyaasha 7 ka mida saldhigyada Booliska degmooyinka Gobolka Banaadir xilli amniga Muqdisho…
Xildhibaanno ka tiran baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay olole ugu jiraan in xabsiga laga sii daayo dadkii lagu…
Meydka nin dhalinyaro ah ayaa lagu arkay saaka aroortii xaafadda saldhigga Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Boqolaal qof ayaa maanta Baroordiiq socod ah iyo Aas u sameeyay Marxuum Axmed Dowlo oo dhowaan nolosha lagu gubay, laguna…
Koox hubeysan ayaa maanta fal dil ah ka fulisay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo toogasho ku dilay iil dhalinyaro…
Koox hubeysan ayaa dil ka geystay isgoyska suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo toogasho ku dilay iil dhalinyaro ah.
Dhowr qof ayaa ku dhintay shil ka dhacay degmada Xamareyne ee magaalada Muqdisho, kadib markii uu gaari weyn oo xamuul…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Haweeney la sheegay inay Sun cabtay oo ay is dishay, taasoo naxdin weyn ka…
Wararka laga helayo saraakiisha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay Taliyaha Hoggaanka caafimaadka ee…
Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo maanta baabuurkiisa lagu qarxiyey magaalada Muqdisho, iyadoo uu ku dhintay walaalkiisa oo gaari waday.
Wararkii ugu danbeeyay qaraxyadii mattaanaha ee ahaa ee galabta ka dhacay Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu…
Labo gaari ayaa ku qarxay Isgoyska dabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in labada gaari ay haayeen kuwo lagu…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulanka 5-aad ee Kalfadhiga 4-aad oo looga…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay xaalada amniga ee Magalada Muqdisho oo muddooyinkii ugu danbeeyay…
Waxaa shil ka dhacay degmada Waabari ee gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ku dhintay wiil dhalinyaro ah oo ahaa darawal…
Wararka laga helayo magaalada Muqidsho aya sheegay in Xaafada Jungal ee Degmada Yaaqshiid, Gobalka Banaadir lagu arkay meydka Wiil yar…
Faahfaahin dheeraad ah laga helay dilal sacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho oo intooda badan ay dileen ciidamo ka…
