Wararka laga helayo xaafadda suuqa Seybiyaano ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka dhacday toogasho loo…
Browsing: Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa fal naxdin leh oo maanta ka dhacay xarunta a Jaamacada Soomaaliya ee xaafadda Baar…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in koox hubeysan ay Gabar Ardayad ah ku dhex dileen xarunta Jaamacada Soomaaliya ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka uu dil qorsheysan ka dhacay degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya inay dhacdo naxdin leh ka dhacday xaafadda xaafada Towfiiq ee degmadaasi…
Dadweyne degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa wada bannaanbax joogto ah oo looga horjeedo maamulka Gobolka Banaadir iyo kuwa degmadaasi…
Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa sheegatay inay ka danbeysay falal khaarijin ah oo ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.
Hay’adda NISA ayaa shaacisay inay ciidamdeeda gacanta ku dhigeen xubno ka mida amniyaadka ururka Alshabaab.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa faafhaahin ka bixiyey askar loo xiray dilkii loo geystay gabar 9…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen xaafad ka mida magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in is-rasaaseyn ka dhacday magaalada Muqdisho lagu dilay gabar yar oo 9 sano…
Falka naxadin leh ayaa maanta ka dhacay Xaafada Sarkuusta ee Magaalada Muqdisho, kadib markii ay uu Guri ku xirtay kadibna…
Iyadoo kulanka Baarlamaanka Federaalka ee kalfadhiga 4aad uu goor dhow bilowday ayuu guddoomiyaha Baarlamaanka codsi gaara u jeediyey xildhibaannada doodaya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Darawal Mooto bajaaj lagu diley degmada Karaan ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen mas’uul ka tirsan Shirkadda Xawaaladda Amal oo…
Waxaa maanta dib uga furmay xarunta Baarlamaanka Muqdisho Kulanka 2-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo…
Shirkii uu madaxweyne Farmajo ugu baaqay madaxda maamul Goboleeyada dalka oo lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho ayaa…
Qaar kam ida madaxda dowladda Soomaaliya ayaa booqday dhaawaca xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo xalay Gaari uu la socday lagu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax caawa lala beegsaday xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Gaari uu la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax gaari lagu xiray lagu dhaawacay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
