Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa maanta dagaal la galay dabley hubeysan, iyadoo dagaalkaasi geystay qasaare kala duwan.
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xarun degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir lagu kala cararray kadib gaari…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday shan dhalinyaro ah oo lagu soo eedeeyay inay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax xalay ka dhacay suuqa Bakaraha, kaasoo ka dhashay waxyaabo la dhigay agagaarka, Isgoyska…
Nin xaaskiisa ku dilay magaalada Muqdisho ayaa la xiray kadib markii ciidamada amniga ka shakiyeen xilli habeen ah isagoo dhiig…
Taliska ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA ayaa shaaciyey in howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho lagu qabtay xubin ka tirsan Alshabaab.
Dufcadii 22-aad ee ardayda Jaamacadda Muqdisho oo loo soo gabagabeeyay todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho.
Howlgallo balaaran ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada Booliska oo lagu wareejiyay amniga caasimadda oo fara badan la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa ay koox hubeysan dil ka geystaan degmada Hodon, gaar ahaan agagagaarka…
Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa soo saaray qoraal uu ku baaqayo in la joojiyo dhammaan mooshinada socda ee…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan isug yeeray siyaasiyiinta iyo xildhibaannda beeshiisa.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta hoygiisa magaalda Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay dil ka geysteen Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar…
Waxaa la adkeeyay amnga xarumaha degmooyinka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho kadib markii muddo 8 maalmood gudahood ah la qarxiyey…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle si kulul u weerarray maamulka Gobolka Banaadir, isagoo sheegay in amniga caasimadda uu mar dhow faraha ka…
Ciidammada Booliska Soomaaliyeed ayaa Howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmada Heliwaa ee Gobalka Banaadir ku dilay Horjooge ka tirsanaa…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ka mida mas’uuliyiinta baraha bulshada ka taageera dowadda uu ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saxafiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho loo diiday inay galaan soo dhoweyn Garoonka…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA Jen. Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa saaka in muddo ah lagu xayiray Garoonka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee mucaaradka ku ah madaxda dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahiyey xaaladda…
