Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta Dugsiga sare ee Booliska Jen. Kaahiye oo ay ka dhaceyso…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka ay qaadaceen ka qeyb galka munaasabadda furitaanka…
Xarunta degmada Hodon ayaa maanta lagu qaaday qarax is-miidamin ah oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo…
Qarax xoog leh ayaa saaka lala beegsaday xarunta degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyado laga maqlay inta badan magaalada.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ruxay qeybo badan oo…
Kalfadhigii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa furmaya maalinta Berri ah ee Isniinta 10-ka September kadib fasax dheer oo xildhibaannadu galeen muddo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka caasimadda ay ka war heleen Miino lagu aasay Isgoyska Bakaaraha ee…
Munaasbad lagu maamuusayo dhagaxa dhigga dib u dhiska xarunta Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo uu dhagaxa…
Wararka laga hekayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafadda Siinay,…
Maamulka G/Banaadir ayaa caawa bilaabay burburinta Jardiinooyinka danta Guud ee Gobolka Banaadir, iyadoo laga bilaabay Jardiinada Aargada KM4 oo ahayd…
Hay’adda Nabadsuggida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa shaacisay inay hawlgal qorsheysan oo ciidamadeeda ka fuliyeen Muqdisho in lagu soo qabtay xubno…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo opo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa booqday xarunta degmada Howlwadaag oo dhowaan qarax…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxii Canshuuraha Dekadda weyn ee Muqdisho Axmed C/llaahi Samow loo diiday in damaanad…
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo maanta looga hadlay sharciga doorashooyinka…
Degmada Dhargenley oo ka mida 17-ka degmo ee ka qayb galayey tartanka Kubadda Cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir aayaa laga…
Dabley hubeysan ayaa magaalada Muqdish ku dishay askari ka tirsan Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya, kadib weerar ka dhacay degmada Waaberi.
Guddoomiyihii degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Cumar Shariif Jeeg ayaa shaqada laga joojiyey, iaydoo lagu soo eedeeyay arrimo yaab leh…
Diyaarad ay la socdeen masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya xalay dib looga soo celiyay garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nayrobi.
Dabley hubeysan ayaa Waaxda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan ku laayey askar ka tirsan ciidamada dowladda oo gaaraya Afar askari.
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo is-miidaamiyihii fuliyey weerarkii qaraxa ee lagu qaaday xarunta degmada…
