Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay fal dil ah ka geystay Magalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Shaqaaqo ka dhacday Garoonka Ciyaaraha Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa dhalisay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, kadib markii askari ka…
Nin Meyd ah oo ay dishay Koronto ayaa lagu arkay degaanka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho, iyadoo si la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda lagu dilay Gudaha Suuqa Bakaaraha,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is miidaamin ah oo maanta Alshabaab ku weerartay xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada…
Qarax aad u xooggan oo is miidaamin ah lagu weeraray xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo burbur weyn uu…
Weerar Qarax is-miidamin ah ayaa maanta lagu qaaday Xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo burbur xoog leh kasoo gaaray…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa lagu weerarray xarunta degmada Howlwadaag ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa weerar lagu qaaday Xarunta degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarxay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa, isagoo dhaliyey dhaawacyo soo gaaray…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Nin ku hubeysnaa Bistoolad xalay lagu qabtay degmada Waaberi, kadib markii ay ciidamo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo maanta dib ugu…
Qarax Miino ayaa ka dhacay gelinkii dambe ee maanta xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, magaalada Muqdisho iyadoo lala beegsaday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic ku soo dhaceen xaafado ka mida degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Askari ka tirsan Ciidamaa dowladda hoose ee Minishiibiyada uu toogasho ku dilay…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa ayaa maanta hogaamiyey olole nadaafadeed oo lagu qaaday…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sababaha…
W axaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo dalka ka maqnaa…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa go’aan aan la fileyn ka qaadatay soo dhoweynta loo sameynayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
