Waxaa magaalada Muqdisho caawa laga dareemayaa qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalinta Berri ah…
Browsing: Muqdisho
War naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd qarax Gaari uu ka dhacay degmada Hodon ee magaalada…
Qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka socota magaalada…
Ciidammada Amisom ayaa alaabadoodii u dambeeyay maanta ka qaatay, kana guuray garoonka ciyaaraha ee ugu wayn magaalada Muqdisho oo saldhig…
Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa tababar u soo xirtay qeyb kale oo ka mida Ciidamada sida gaarka ah…
Amar kasoo baxay AMISOM ayaa lagu xiray albaabadii laga geliyay xerada ugu weyn ee Xalane, marka laga reebo hal irid…
Guddiga joogtada ee Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeshay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Guddoomiye ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tegay Garoonka weyn ee Stadium Muqdisho oo lagu wareejiyey dowladda Soomaaliya, kadib…
Xubin ka tirsan kooxda amniyaadka Alshabaab ee ah kuwa fuliya dilalka qorsheysan ee loo yaqaan ‘Madax jebiska’ ayaa lagu qabtay…
Agaasimaha sirdoonka dalka Suudaan ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, kadib socdaal rasmi ah oo uu ku yimid Soomaaliya.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo la sheega inuu ahaa Miino lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wadooyinka magaalada Muqdisho ugu muhiimsan maanta loo xiray wafdi ka socda dalalka…
Dadka magaalada Muqdisho ayaa saaka ka war helay wadooyin xiran iyo ciidamo muuqaalkoodu u eg yahay kuwii xasilinta oo dib…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu Dab xoog leh ka kacay Baar ku yaalla agagaarka Isbitaalka Erdogan Ex. Digfeer,…
Guddiga doorashada ayaa maanta diiwaangelin KMG ah u sameeyay xisbiyo cusub oo ku biiray xisbiyada loo diiwaangelinayo dalka ee qabyada…
Wararka laga helayo hay’aaha amniga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay ciidamda amniga qabeen Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa oo…
Taliska ciidamada Booliska ayaa shaaciyey in saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed loo xiray kiisas musuqmaasuq ah.
Baaritaano amni ayaa ka socda Madaxtooyada Soomaaliya iyo dhismeyaasha ku dhex yaalla xeydaabka madaxtooyada oo ay ku jiraan wasaarado iyo…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyagoo gacanta ku soo dhigay laba…
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer kedisa ah ku tegay Dekadda Muqdisho oo ah isha ugu weyn…
