Ciidamada Booliska ee Amniga Muqdisho ee ka howlgala Saldhiga Galbeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen laba dhalinyaro ah oo…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay agagaarka xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho maanta, kadib markii askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ee fadhigoodu yahay agagaarka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay laba nin oo walaallo ahaa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari milateriga Soomaaliya ka tirsan uu fal shaqaaqo ah ka geystay suuqa…
Kumanaan Boqolaal ruux oo dadka reer Muqdisho ah ayaa shalay iyo maanta buux dhaafiyay xaafada Daarusalaam ee magaalada Muqdisho, oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in dabley hubeysan ay dil ka geysatay magaalada Muqdisho, iyagoo kadibna baxsaday.
Magaalada Muqdisho ayaa si weyn looga ciiday maanta maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo salaadii ciida lagu tukaday Masaajidda waaweyn…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta shaaciyay xilliga uu furmaayo Kalfadhiga Baarlamaanka Federaalka…
Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii safar qaatay shan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xarigga ka jaray xarunta dembi baarista ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee CID oo…
Garsoorayaashii Maxkamadda Sare dhowaan loo magacabay ayaa maanta lagu dhaariyey Muqdisho, iyado 5-ta bishaan uu magacaabay Madaxweynaha, waxaana dhaarta goobjoog…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax Miino oo la sheegay in Geed ku yaalla wadadda dhinaceeda lagu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa galabta tegay Bandhigga 4-aad Carwada Buugaagta Muqdisho, waxaana dad fara badan oo goobtaasi ku sugnaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley ku hubeysan bistoolado ay dil ka geysteen suuqa degmada Heliwaa ee…
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo Gabagabeeyey Shirweynihii Golaha Guud dalladda SOMA , waxaana Shirweynahaas kasoo qayb galey dhammaan xubnaha SOMA…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaqadii kaga joojiyey Saraakiil ka tirsan Ciidamada laalada Deegaanka Xamar (Minishiibiyada) oo lagu soo eedeeyey masuq-maasuq.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin bistoolad ku hubeysnaa uu weerar ku qaaday darawal mooto bajaaj, isagoo…
Carwadii Afraad ee Buugaagta ayaa goor dhoweyd ka furantay magaalada Muqidsho ‘Mogadishu Book Fair’, iyadoo ay si weyn ugua qeyb…
Wafdigii ka socday dowladda Eritrea ee booqashada ku joogay magaalada Muqdisho ayaa habeenkii labaad ku hoyday magaalada Muqdishoi, iyadoo munaasabad…
