Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka Furmey Shirweynihii Golaha Guud ee Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed (Somali Media Association SOMA), waxaana Shirweynahaas ka…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax culus oo ka dhacay agagaarka Isgoyska SOS ee degmada Heliwaa.
Wararka laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ka hortagaan weerar ay soo qaadeen koox ka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo maanta soo gaaray magaalada…
Ciidamada Booliska ee la wareegay amniga caasimadda Soomaaliya ayaa howlgal baaritaan iyo qabqabasho ah ka sameeyay xaafad ka tirsan magaalada…
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Eritrea Cusmaan Saalax Maxamed ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay dil ka dhacay magaalada Muqdisho oo ciidamada amniga ay ku khaarijiyeen dhagarqabe la sheegay inuu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Yaaqshiid uu ay ka dhcday fal toogasho ah oo lagu dilay nin …
Xaflad algu furayo shaqada dekadda weyn ee magaalada Muqdisho xilliga habeenkii ayaa caawa ka dhacday xarunta dekadda, iyadoo lagu dhaawaqay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay wado cusub oo laga dhisayo magaalada Muqdisho , taasoo burbur xoog leh…
Wararka laga helaayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in albaabada loo laabay Suuq ka mida kuwa ugu waaweyn magaalada oo ku…
Amarrada kasoo baxa maamulka Gobolka Banaadir ayaa noqday kuwo aan la fulin oo ku eg war-saxaafadeed iyo afka baarkii, iyadoo…
Ciidamadii Nabadsugidda ee ka mid ka ahaa ciidamadii xasilinta ee dhowaan lagu daray Booliska ayaa si rasmi loogu wareejiyey ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil qorsheysan ka geysteen suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Mogadishu, 9 August 2018 – The AU Special Representative for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira, has strongly condemned the recent brazen…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysanayaal ka tirsanaa ciidamada…
Xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maxamed Omar Macalin oo xilka iska casilay ayaa faahfaahin ka bixiyey…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goordhow koox hubeysan ay Waqooyiga Magaalada ku dileen askari ka tirsan…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inuu isu dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa Ururka Al shabaab oo muddo dheer ururkasi ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay askari ka tirsan ciidamada Booliska ee…
