Guddiga Shaqaallaha rayidka ah ayaa kasoo horjeestay xilka ka qaadis dhawaan uu ku sameeyay Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise…
Browsing: Muqdisho
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay Qaraxii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Baar dhowaan la furay oo ku yaalla meel…
Waxaa Caawa Qarax ka dhacay Baar ku yaalla Wadadda Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo wararku sheegayaan in weerarku…
Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa ayaa Caawa ka dhacay wadada Maka Al-mukarama, iyadoo lala beegsaday Baark…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn goor dhoweyd uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan jidka mashquulka…
Xukuumadda Soomaaliya aya shaacisay in la dilay raggii ka danbeeyay dilkii Ganacsade dhalinyaro ah oo caan ka ahaa magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka dhacay isu soo bax ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarrada Muqdisho oo muujinayay sida ay u diidan…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa is-rasaaseyn magaalada Muqdisho ku dhex maray dabley hubeysan oo wadatay Gaari yar oo…
Bannanbax ay dhigayaan Boqolaal dhalinyaro ah ayaa Saaka ka socda Magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya falalka dilalka ah ee lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar ka dhacay magaalada Muqdisho lagu laayey dad la socday Gaari yar…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska lagu dilay degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.
Ciidamada amniga Muqdisho ayaa la sheegay inay gacanta ku soo dhigeen horjooge ka tirsanaa kooxda Alshabaab.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu socdaal ku maray degaanada…
Waxaa soo dhammaaday is mari waa ka dhashay qorshe ciidamada gaarka ah ee Booliska Soomaaliya ku doonayeen inay ku xiraan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay galeen xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya si…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho.
Maxamed Maxamuud Sheekh Cali oo ahaa nin dhallinyar oo caan ku ahaa ganacsiga magaalada Muqdisho iyo dhiiigelinta dhalinyrada kale oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa koox hubeysan oo galabta toogasho ku dishay saddex Askari kadib weerar ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in goor dhoweyd dabley hubeysan ay toogasho ku dileen Madixii Shirkadda hirkadda Startup Grind…
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday labo nin oo ka mida madaxda Daacish ee…
