Nin dhalinyaro ah ayaa si lama filaan ah isku dilay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kadib bistoolad uu ku ciyaarayey markii…
Browsing: Muqdisho
Kulan looga hadlayo qaabkii Dekadda Muqdisho looga dhigi lahaa inay shaqeyso 24-ka Saac sida u amar ku bixiyey Madaxweyne Farmaajo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ay dabley hubeysan toogasho ku…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay dib u howlgelinta & Dhismaha Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo wasiirka Wasaaradda ganacsiga uu magacabay, iyadoo…
Dowladda Soomaaliya ayaaa isbedel ku sameysay amniga caasimadda iyo ciidamadii ku howlanaa iyadoo ciidamadii xasilinta lga qaaday, isla markaana lagu…
Kulankan ayaa dhex maray Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali khayre iyo Beesha Muddulood kulankan oo ay kasoo qeyb galeen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar qasaare dhaliyey ay ku qaadeen ciidamo ka tirsan…
Shirkii Wasiirada maaliyadda xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Maaliyadda Dawlad Goboleedyada dalka oo Muqdisho ka socday ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo laga…
Afhayeenka cusub ee Golaha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa maanta lagu caleemo saaray magaalada Muqdisho oo ay ka dhacday xaflad weyn…
Odayaasha dhaqanka Beelaha Muddulood oo xalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gudbiyey dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan cidamada dowldda Soomaaliya uu dil ka geystay degmada Kaaraan…
Wararka laga helayo degaanka Jasiira ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in weerar halkaasi ka dhacay lagu dilay laba qof oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada xasilinta laga qaaday mid ka mida wadooyinka muhiimka ah ee magaalada,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dabley hubaysan ay maqribnimadii Caawa nin ganacsade ah ku dileen Suuqa Bakaaraha, gaar…
Nin lagu soo eedeeyay inuu muuqaallada Video-yada u duubi jiray kooxda Daacish ee falalka dilalka qorsheysan ka geystay caasimadda Soomaaliya…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax gaarigiisa loogu xiray uu ku dhintay mas’uul ka tirsanaa shaqaalaha Wasaarada…
Qarax kale ahaa lala beegsaday Gaari uu watay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya, kaasoo ahaa Miino dhulka loo geliyey,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya jidgooyo cusub oo ka dhan ah mootooyinka lagu soo kordhiyey mid ka mida…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu xiray gaari yar oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay Galabta toogasho ku dileen saakaal ka tirsan ciidamada xoogga…
