Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka qeyb galay shirkii Arimaha soomaaliya…
Browsing: Muqdisho
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta ku dhaqaaqay fal cusub kadib markii ay la wareegeen dabaqyada ku dhow Isgoyska Ceelgaab,…
Agaasimaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa dalka ka dhoofay xilli uu hore shaqada uga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada NISA ay rasaas ku fureen Gaari ay ka shakiyeen, taasoo dhalisay…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay is-miidaamiyihii fuliyey qarixii Sabtidii 14-ka bisha ka dhacay Taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo qeyb ka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha degaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho, iyadoo Guddoomiye cusub loo magacaabay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay caawa magaalada Muqdisho ka geysteen dil toogasho ah.
Agaasimaha NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay ku xigeenadiisa koowaad iyo labaad ee Hay’adda Nabadsugidda iyo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay rasaas ku fureen dad shacab ah…
Ciidamo cusub oo ka tirsan ilaalada madaxtooyada ee Koofiyad casta ayaa lagu kordhiyey baraha laga ilaaliyo madaxtooyada Villa Somalia, kadib…
Todobaadkii labaad oo xiriir ah, waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay laba weerar oo sida loo soo diyaariyey iyo sida loo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhex dhacay qoys ku nool Xaafada Kaawa-godey ee degmada…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloww Ducaale ayaa sheegay in ilaa 30 ciidamo ah loo xiray Weerarkii Alshabaab ee…
Dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay war kasoo saartay weerarkii Qaraxyada iyo dagaalka tooska ahaa ee shalay ka dhacay baraha…
Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, kadib wareegto kasoo baxday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Warbixin dheeraad ah ayaa laga helay weeraro loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay magaalada Brussels ee dalka Belgium, isagoo halkaasi…
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen shaqaalaha gurmadka, weerarradii maanta lagu…
Kooxda Alshabaab ayaa weerarro isugu jira qaraxyo iyo Dagaal toos ah ku qaaday laba goobood oo laga ilaalo madaxtooyada Soomaaliya…
Kooxda Alshabaab ayaa ku sheegatay mas’uuliyadda weerarro qaraxyo ah oo ka dhacay agagaarka madaxtooyada magaalada Muqdisho.
