Ehelada nin rayid ah oo ka shaqeysan jiray suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ay gurigiisa…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in afhayeenkii Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax (Roob Da’ay) looga yeeray maanta xarunta Dembi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyey saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliyeed, kadib xaflad ka dhacday Xarunta…
Ra’iisul wasaraaha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa kormeer shaqo ku tegay Taliska guud ee Ciidanka Booliska magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho oo jugtiisa laga maqlay qaar ka mida degmooyinka…
Siyaasiga C/raxmmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay inay soo baxday xantii hore looga maqli jiray Villa Somalia oo ahayd in Madaxweyne Farmaajo uu…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay inuu dhinaciisa baabi’yey heshiiyadii maamuladii hore ay ku bixiyeen jardiinooyinka iyo beerihii dowladda Hoose…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ku dhawaaqay in la baabi’iyey heshiisyo ay hore u wada galeen Ganacsatada…
Dowladda Qatar ayaa ku soo biireysa loolanka loogu jiro dekadaha Soomaaliya, iyadoo maanta lagu wado inay magaalada Muqdisho soo gaaraan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax qasaare geystay uu ka dhacay agagaarka Shinemo Nasri, degmada Hodon ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 24 saacadoo kadib War kasoo saartay weerarkii Hoobiyaha ahaa ee shalay 1-da Luulyo 2018ka dhacay degmada Wadajir,…
Ciidamada amniga caasiamdda ee loo yaqaan SAMA ayaa maanta toogasho ku dilay Darawal kale oo ka mida kuw kaxeeya Mooto…
Maanta oo ku beegan maalinta 1da Luulyo, ahna sanadguuradii 58-aad ee xoriyadda Gobollada Koonfureed iyo Midowga Soomaaliya, waxaa Muqdisho laga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic hoobiyeyaal ah oo maanta ku soo dhacay xaafad ka tirsan Degmada Wadajir oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah ay ku soo dhaceen xaafado ka tirsan degmada Wadajir…
Waxaa Garoonka Banadir ee Koonis Stadium ka socota munaasbad lagu xusayo maalinta Xoriyadda ee 1-da Luulyo oo kulmisay xoriyadii Gobollada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dileen oday dhaqameed nabadoon ahaa oo degan…
Munaasabad lagu xusayo maalinta xoriyadda Gobollada Koonfureed iyo Midowgii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa caawa ka socota xarunta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gebi ahaan Caawa l xiray Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho, iyadoo ay…
