Kulankii ee Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada oo ka dhacay magaalada Muqdisho 29-30 Juun 2018 ayaa maanta…
Browsing: Muqdisho
Waxaa la helay sawirrada Gaarigii lagu Qarxiyey guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Maxamed Ibraahim Barre, oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho.
Wararka hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Gawaari uu la socday Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Shabeelaha Hoose…
(XAQU HADUU QARAAR YAHAY SOOW QOTAMI MAAHA) Waxaa Qoray: Cawil Dahir
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa wiil arday ah oo xalay koox hubeysan ay toogasho ku dileen duleedka magaalada Muqdisho.
Kooxda khilaafada islaamiga ah ee Daacish ayaa shaacisay inay iyadu ka danbeysay laba qof oo toogasho lagu dilay magaalada Muqdisho.…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka dabley hubeysan ay toogasho ku dileen laba askari oo ka…
Xaaaldda Weriye maanta lagu dhaawacay magaalada Muqdisho ayaa degan, iyadoo lagu dabiibayo mid ka mida isbitaallada Muqdisho.
Warar dheeraad aha ayaa kasoo baxay weerar ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dhaawacay gabar weriye ah oo ka mida…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in falal dil iyo dhaawac ah kala duwan ah ay ka dhaceen maanta…
Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan dhexdhexaadinayo la yeeshay madaxda maamulka Galmudug ee khilaafku ka dhaxeeyo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in koox hubeysan ay dil khaarijin ah ka geysatay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay caawa dil ka geysatay xaafad ka tirsan magaalada. Dilkan…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maanta xiran iyadoo ciidamada amniga la soo dhigay xalay inta badan wadooyinka caasimadda.
Munaasabad lagu maamuusay maalinta 26-ka June ee Calan-saarka Soomaaliya iyo xoriyaddii Gobollada Waqooyi ayaa xalay ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir …
Munaaabad lagu maamuusayo 26-ka June oo ah markii ay xoriyadda qaateen Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, isla markaana Calan Soomaaliyeed laga…
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali ayaa digniin kasoo saaray diidmada lacagta Shilin Soomaaliga, isagoo ku eedeeyay inay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo fara badan caawa la soo dhoobay wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ganacstada xaafado ka mida magaalada Muqdisho ay bilaabeen inay diidaan lacagta shilin…
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa maanta sii deysay eedeysane loo heystay inuu ahaa Shabaab fal dil ah…
