Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa la furay intii badneyd wadooyinkii xirnaa ee magaalada kadib markii…
Browsing: Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Hay’adaha Amniga inay wadooyinka u furaan shacabka oo ay sahlaan isu socodka magaalada.
Dadweynaha Muqdisho ayaa si weyn uga cabanaya wadooyinka xiran iyo xayiraad ku timid isu socodka dadka iyo gaadiidka magaalada oo…
Magaalada Muqdisho ayaa gashay xayiraad aan hore loo arag iyo maalmihii ug xumaa isu socodka xaafadaha magaalada markii ciidamada amniga…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir joojiyey howlo Dhul-simid iyo Kaawo qodis ah ee ka socday dhul u dhow agagaarka Kawaan Bari, degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir lagu dilay weerar…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah lagu dilay degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dil kale oo khaarijin ah ka dhacay maanta degmada Howlwadaag iyadoo lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada dowladda Hoose ee Minishiibiyada uu dil u geystay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in wadooyinka Magaalada Muqdisho ay maanta kala xiran yihiin, kadib markii ciidamada Nabadsuggida…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida aya soo faragelisay isku dhacyada iyo dagaallada sida joogtada ah u dhex mara ciidamada ka wada…
Koox hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ka fulisay dil khaarijin ah oo lagula kacay mida ka mida ganacsatada magaalada, kana tirsanaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka ay ku dagaalameen xaafad ka tirsan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydii labaad maanta lagu arkay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo aan…
Darawal Mooto bajaajle aha ayaa saaka si bareer ah loogu dilay meel u dhow xarunta dagemada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka qof Meyd ah oo la garan waayay lagu arkay degmada Heliwaa…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in laba wiil oo dhalinyaro ah goor dhoweyd lagu dilay Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada…
Sanad kadib qarixii weynaa ee kooxda Alshabaab la beegsaday Baarka caanka ah ee Pizza House ayaa mar kale dayactir lagu sameeyay…
Dagaal dhex maray laba ciidan oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa Galabta maqribnimadii ka dhacay agagaarka Kuliyadda Jaalle Siyaad ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa shegaya in falal dil ah ay caawa ka dhaceen xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho.
