Dowladda Soomaaliya ayaa sameysay ciidamo nabadsugid dhar-cad ah oo ka qeyb qaadanaya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay fal dil ah ka fulisay Suuqa weyn ee Bakaaraha…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dagaal ka dhex qarxay degaanka Macalin Nuur ee Degmada Dharkeynley ilaa…
Filimkii kooxda Alshabaab soo saareen ee dilalka Qorsheysan ayaa cabsi iyo argagax geliyey dad fara badan oo adeegsada baraga bulshada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada amniga caasimadda ay toogasho ku dileen dabley hubeysan.
Wararka laga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay goor dhoweyd xireen Isgoyska Ceelgaabta oo u dhow bar…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mida guddoomiyeyaasha dhalinyarrada ee degmooyinka G/Banaadir toogasho lagu dilay.
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ee dhowaan xilka loo magacabaya Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta lagu soo dhoweeyay…
Howlgal aya Ciidamada amniga caasimadda ee dowladda Soomaaliya xalay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ayaa lagu soo qabtay koox burcad ah.
Waxaa dhisme lagu bilaabay Dhul caan ah oo Dan guud ahaa magaalada Muqdisho, kasoo uu si musuqmaasuq ah iibsaday maamulka Gobolka…
Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka soo saartay xukun ay ku riday saddex ka mida dableydii Alshabaab…
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa saaka ka soo degay diyaarada siday ilaa 151 ka mida dhalinyarada Tahriibayaasha Soomaaliya ee…
Wararka laga helayo degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga Caasimadda xaafadda Ansalooti ku qabteen laba nin…
Xus loo sameeyay Maalinta Xuska Qaranka Itoobiya ee markii xukunka laga tuuray Mingiste Haile mariam ayaa xalay ka dhacay safaaradda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad dhex maray maleeshiyo iyo ciidamada Amniga degmada Heliwaa ee…
Iyadoo ay sii kordhayaan falal dilalka qorsheysan ah ee ka dhacaya Caasimadda Muqdisho ayaa saaka la soo weriyey in laba…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay agagaarka shaqaalaha ee degmada Waaberi ku dileen qof ka…
Kulan gaara oo ay isugu yimaadeen Guddiyadda Baarlamaanka ee Arrimaha Gudaha iyo Difaaca ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox bistoolado ku hubeysan ay galabta fal dil ah u geysteen Oday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof rayid ah lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
