Gudoomiyaha Hay’adda Cilmi baarista Badaha Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar (Qare) ayaa sheegay in Byaha Badda Xeebaha Muqdisho aanan wanaagsaneen…
Browsing: Muqdisho
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jawaab kulul kasoo saaray War-saxaafadeedkii ay soo saartay wasaaradda Amniga…
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa xalay gacanta ku dhiga rag dabley ah iyo hubkii ay wateen, kuwaasoo la sheegay inay…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa War-cad kasoo saartay dhacdadii uu ku lug lahaa xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo Arbacadii ka…
Ciidamada Amniga Caasimadda ayaa xalay howlgal weyn ku qaaday Mootooyinka Bajaajta ah ee aan taargada lahayn, kuwaasoo la sheegay inay…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay Galabta is rasaaseyn dhex martay ciidamada ammaanka ee NISA iyo ilaalada…
Ciidamada amniga ee magaalada Muqdisho ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta toogasho ku dilay laba dabley oo ku hubeysnaa…
Kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ayaa sheegtay dilkii maanta ka dhacay Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee lagu dilay askari ka tiran…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd dil ka geysteen Suuqa ugu weyn magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa Qarax lala beegsaday Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu ka dhacay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Mquqdisho ayaa sheegaya in koox Bistloodo ku hubeysnaa ay xalay Xaafada taleex ee degmada Hodan ku…
Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen maamulka G/banaadir, taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida iyo Wasiirka Amniga ayaa looga hadlay xaaladda…
Kadib roob ku dhowaad muddo 10 saacadood ah maanta iyo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa waxaa baraha bulshada buuxiyey…
Wadooyinka Muqdisho ayaa isu bedelay Balliyo ay biyo fadhiyaan, waxaana xirmay wadooyin muhiim u ahaa isu socodka Dadka iyo Gadiidka,…
Rooban saacado badan ka da’ay magaalada Muqdisho xalay iyo saaka ayaa keenay inay xirmaan wadooyin badan, isla markaana inta badan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa falal dilal qorsheysan iyo Qarax Gaari oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Hay’adda Qatar Charity ayaa magaalada Muqdisho iyo gobolada qaarkood ka hirgelisay xarumo loogu talagalay in lagu afuriyo kumanaan dadka sooman…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dalka, oo ay maanta u…
Hey’adda Kheyriga ee Hormuud Foundation ayaa deeq raashin, dhar iyo xoolo nool ku wareejiyey Mas’uuliyiinta Xabsiga dhexe ee Xamar taasoo…
