Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidanka dowladda uu qof dumar ah toogasho ku dilay…
Browsing: Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa mar kale xalay kormeeray qaar ka mid ah saldhigyada degmooyinka gobolka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qaraxyo Caawa laga maqlay magaalada Muqdisho oo ka dhacay Goobo kala duwan oo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qaraxyo iyo rasaas laga maqlay magaalada Caawa ay u bilaabaneyso bisha Ramadaan…
Rag hubeysan ku lebisan ciidamada dowladda oo la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada milteriga ayaa lagu qabtay degaanka Garasbaaley…
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in n maalinta berri ay tahay 30ka bisha Shacbaan, halka…
Shirweynihii Qaran ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Shirkii Muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd la soo…
Kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ayaa shaacisay inay ka danbeysan dil Galabta ka dhacay Suuqa Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya uu dilay Darawal…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa kormeero habeenimo ku wada ciidaa dhowaan…
Waxaan qormadan ku eegeynaa wada-shaqeynta Maamulka Gobolka Banaadir ee la magacaabay 21-kii Janaayo oo uu guddoomiyaha u yahay C/raxmaan Cumar…
Shirweynaha dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqidsho.
Shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa goor dhow ka furmaya Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin culus u diray dadka ku nool Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil bareer ah ku fulisay wiil dhalinyaro ah, sida…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa kasoo baxeysa weerar madaafiic ah oo saaka aroortii lagu qaaday saldhiga milateriga Turkiga ee Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay weerar madaafiic ah ku qaaday Saldhiga milateri ee Turkiga ku leeyahay magaalada Muqdisho oo lagu…
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle) ayaa si kulul uga hadlay dilalka qorsheysan ee ka dhaca caasimadda…
Weerar qorsheysan ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo lala beegsaday Sarkaal ka tisan NISA, kaasoo lagu weeeraray gurigiisa.
