Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in ciidankii hore u joogay Xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho dib loogu celiyay mas’uuliyadda…
Browsing: Muqdisho
Howlgallo ay ciidamada xasilinta ka fuliyeen degmooyinka Shibis iyo Xamarweyne ayaa lagu soo qabtay dad fara badan oo amni darro…
Wararka laag helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaaday mas’uuliyiin ka tirsan degmada Xamarweyne ee…
Cidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ayaa maanta dagaal ku dhex maray magaalada Muqdisho kadib markii ay isku qabteen arrimo…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran maalintii labaaad iyadoo dadweynaha magaalada aysan isu gudbi karin, isla markaana qeylo dhaan xoog…
Warar laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xukuumadda Soomaaliya ay amar ku bixisay in hawada laga saaro, lana damiyo…
Iyadoo xiisadda ka dhex taagan labada Garab ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa arrinta xiisadda ka taagan xildhibaannada soo dhexgalay Taliska…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Hdowladda ay laba qeybdood u kala qeybiyeen magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xukuumadda Soomaaliya ay ciidamo badan dhigtay wadooyinka magaalada Muqdisho 24 saacadood ka…
Dallada Bulshada Rayidka ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA waxa ay ka walaacsan tahay khilaafka siyaasadeed ka dhex jira…
Koox bistoolado ku hubeysan ayaa fal dil ah ka geystay magaalada Muqdisho xaafadda Warshadda Baastada ee degmada Yaaqshiid ee magaalada…
Ciidamada ammaanka Muqdisho ayaa Howlgal xalay ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah xaafadaha degmada Wadajir waxa ay ku soo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulamo kala duwan ay ka socdaan magaalada, kuwaasoo ku saabsan xaaladda mooshinkii…
Khamri ka koobnaa 905 Kartoon oo midkiiba ay ku jirto 12 Dhalo oo dhowaan lagu qabtay dekada Muqdisho ayaa saxaafadda…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax gaari ka dhacay agagaarka Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada Madaxtooyada ee loo yaqaan Koofiyad-guduudka ayaa laga qaaday isgoysyada laga ilaaliyo Madaxtooyada, kadib markii halkaasi lagu xoojiyey kadib qaraxii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay xildhibaan ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka la xiray qaar ka mida Waddooyinka magalada, iyadoo lagu aray ciidamo…
Wararka laga helayo magaalada Muqadisho ayaa sheegay inuu qarax miino ka dhacay Xaafadda Oodweyne ee degmada Dayniile, Gobollka Banaadir.
Ciidamda Booliska dowladda Soomaaliya ayaa kala eryay oo joojiyey bannaanbax ay dhalinyaro is abaabushay ka dhigeen magaalada Muqdisho, iyagoo uga…
