Faahfaahin ayaa kasoo baxday Qarax Gaari a oo glabata ka dhacay Isgoyska Sayidka ee wadadda Maka Al-mukarama oo ah bar…
Browsing: Muqdisho
Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ayaa maanta Iska hor imaad ku dhex maray magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay qasaare kala…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax maanta ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho xilli uu ku soo jeeday magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa uu ku qarxay duleedka Muqdisho.
Hilib noocyo kala duwan ah iyo ukunta Digaaga ayaa galabta lagu aasay duleedka Muqdisho, kadib ay qabteen ciidamada Booliska degmada…
Maamulka Gobolka Banadir ayaa ka hadlay Gaari iyo dad waday Hilib qurmay oo aan al; isticmaali karin oo Ciidamada Booliska…
Hay’adaha amniga magaalada Muqdisho ayaa faafiyey farriin ku saabsan in howl qarxin ah ah ay fulin doonaan, iyadoo la qarxin…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa qoraal uu soo diray uga hadlay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee magaalada…
Guddiga Difaaca & Amniga ee Golaha Shacabka ayaa xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyay inay habacsanaan ku wajahday xaaladda ammaanka Muqdisho xilli…
Dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa cambaareeyay Qarixii dadka badan ku dhinteen ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Nin Odey ah oo aan ku kulaney Meel Shaaha laga cabo ayaa waxaa uu I weydiiyey Su’aal ahayd “Dowlada sow…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul uga hadlay qarixii shalay ka dhacay hotelka Weheliye…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday Qarax gaari miineysan lagu fuliyey oo la dhigay ka soo horjeedka Hotelka Weheliye ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada iyadoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Haween ka tirsan kuwa nadaafadda G/banaadir oo maanta lagu sumeeyay degmada C/casiis ayaa xaaladooda lagula tacaalayaa isbitaalka Hubaal ku yaalla…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haween ka tirsan kuwa nadaafadda Gobolka Banaadir loo adeegsaday waxyaabo loo maleynayo…
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod ayaa ka hadlay isku dhac ciidamada dowladda dhexdooda dhex maray oo maanta…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa iska hor imaad barqadii maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamada Imaaraadku tababarray…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya uu goor dhoweyd iska hor imaad xoog…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay caawa toogasho ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidamada Milateriga…
