Mid ka mida wadooyinka ay xirteen ciidamada Booliska ayaa maanta dib loo furay Magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Shirkii saddexaad ee Sirdoonka iyo Is-dhaafsiga Macluumaadka, oo looga gol lahaa in lagu xoojiyo wada shaqaynta ka dhaxeysa hay’adaha sirdoonka…
Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobalkaan Banaadir, kadib falal amni darro ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen xaafad ka tirsan magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhacdo xanuun leh ay ka dhacday degmada Yaaqshiid, iyadoo qoys ka kooban…
Kulan loogu talogalay xuska sanadguurada koowaad ee xukuumadda Soomaaliya oo qorsheysnaa in caawa lagu qabto Muqdisho ayaa la baajiyey saacadihii…
Wararlaagh helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa lagu dilay magaalada sarkaal ka tirsanaa ciidamada Milateriga Soomaaliya.
Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa howlgal socday muddo 10 saacadoo ah ku qaaday degaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tegay xalay saldhigga Booliska degmada Hodon iyo ciidamo lagu diyaariyey…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay Oday Nabadoon ahaa.
Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa maanta la wareegay ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ayaa Caawa joojisay Muxaadaro siyaasadeedoo uu qaban lahaa siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, taasoo ay soo qabanqaabisay ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal toogasho ah oo ay fuliyeen rag hubaysan lagu dilay askari ka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer iyo damaaad ku kala bixiyey wasaarado iyo xeebta Liido ee…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa u digtay milkiilyaasha Garoomada Ciyaaraha yaryar ee loo yaqaan Sallaxa inay u hoggaansamaan amarrada kooxda…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee fariisinka ku leh isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa rasaas ku furay Gaari uu lahaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada madaxtooyada ay rasaas ku fureen Gaari ah nooca aanay rasaastu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada uu tababaray Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho ay caawa howlgal ay…
Koox dabley ah ayaa saddex qof ku dishay magaalada Muqdisho oo midkood ahaa askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.
Maamulka Gobolka banaadir ayaa ku dhawaaqay in shaqadii laga joojiyey agaasimaha Farsamada Waaxda Dhulka ee Gobolka Banadir iyo Injineero ka…
