Iyadoo Xarakada Al-shabaab ay dhowaan amar ku soo rogtay in la xiro Garoomada lagy ciyaaro kubadda Cagta ah ee loo yaqaan…
Browsing: Muqdisho
Qoys ka kooban aabe iyo 4 kamida caruurtiisa ayaa ku sumoobay Daawo Dhireed ay cabeen, waxaana faahfahin dheeraad ah kasoo…
Duqii hore ee magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo xalay hadal u jeedinayay boqolaal Soomaali ah oo ku nool magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa digniin u diray shirkadaha iyo dalalka shisheeye ee xadgudubka ku haya qaranimada iyo midnimada…
Xildhibaanno cusub oo ku soo biiray Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu dhaariyay munaasabadda furitaanka kalfadhiga saddexaad ee labada aqal…
Waxaa xarunta Dugsiga sare ee Booliska Muqdisho ka socda munaasabadda furitaanka Kalfadhiga saddexaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku kulansan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dil khaarijin ah uu goor dhoweyd oo Caawa ah ka dhacay degmda Xamarweyne…
Iyadoo dhawaan Maamulka Gobolka Banaadir uu ku wareejiyey ilmaha Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore Ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf guri uu…
Waxaa magaalada Muqdisho maanta laga furay wejiga koowaad ee Mashruuc dib loogu dhisayo magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay…
Koox ka kooaban 13 dhalinyaro tahriibayaal ah oo laga soo daayay Xabsiyada ku yaala Dalka Liibiya oo ay kula soo…
Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay wararka sheegaya in Alshabab ay qaar ka mida degmooyinka Muqdisho mamnuuceen ciyaarta kubadda Cagta.
Ciidamada xasilinta caasiamdda ayaa xalay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir.
Amar kasoo baxay kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inuu ka dhaqan galay degmooyin ka mida caasimadda Muqdisho, iyadoo la xiray…
Dadweyne ka careysan dil dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa isugu soo baxay xaafad ka tirsan degmada Dharkeynley ee magaalada…
Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa soo bandhigay qorshe cusub oo lagu dhisayo guriga baarlamaanka oo ku burburay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer kedis ah ku maraya Xeryaha ciidmada magaalada Muqdisho.
Guddiga Gurmadka ee musiibadii Qaraxii Soobe ayaa xalay soo gabagabeeyay howshoodii gurmadka, iyagoo shaaciyay tirada ugu danbeysa ee dadka ku…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa ka hadlay sababihii…
Hay’ad la magac baxay Farmajo Care ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday howgal gargaar, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan cida…
Qeybtii labaad maxaabiis ku xirnaa dalka India oo loo heystay Burcad Badeednimo ayaa maanta laga soo dejiyay Goraanka Aadan Cadde.
