Ciidamada Xooga ee Ilaalada Madaxtooyada ayaa maanta loo furay Tababar Ciidan, iyadoo ay ka qeyb galayaan ururka 60-aad ee ciidamada…
Browsing: Muqdisho
Isbedel ayaa saaka laga dareemay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada amniga laga qaaday wadooyinka u xirnaa magaalada oo keenay in…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dadweynaha magaalada Muqdisho ugu baaqay kacdoon iyo bannaanbaxyo ay uga horjeedaan wadooyinka xiran.
Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka qeybgalay…
Iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo…
Magaalada Muqdisho ayaa isu bedeshay magaalo kala xiran oo si weyn ay u adkaatay in dadka iyo gaadiidka ay isu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shaaciyey magaalada Muqdisho uu ka bilaaban doono Howlgallo culus oo dhinaca amniga…
Wasaaradda Howlaha guud ee Soomaaliya ayaa diiwaangelin ku soo rogtay shirkadaha dhismaha ee ka howlgala dalka, gaar ahaan Muqdisho oo…
Warara laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo waaweyn laga maqlay magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerar is-miidaamin ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho maanta Duhurnimadii.
Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Qaraxa uu geystay qof is-miidaamiyey.
Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa la xoojiyey iyadoo feejignaan la geliyay ciidamada kadib xog ku saabsan weerarro ay qorsheysay Alshabaab oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan fal dil ah ka geysatay degaanka Ex-control Balcad, degmada Heliwaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada darawal Moojo Bajaaj kaxeynayay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba qof ay ku dhinteen iska hor imaad ka dhacay jidka warshadaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay soo baxday digniin ku saabsan weerarro argagixiso oo Alshabaab dooneyso inay ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay xabsiga dhigeen oday dhaqameed kasoo jeeda Somaliland.
Guddi ay leeyihiin Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey inuu fashilmay wadahadalkii u dhaxeeyay Guddigooda iyo Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya.
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay nin kale oo ka mida maleeshiyadii kooxdaasi ee habeenkii Jimcaha ee 23-ka Bishan weerarka ku qaaday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay dil ka geysatay duleedka magaalada Muqdisho.
