Waxaa xarunta Dugsiga sare ee Booliska Muqdisho ka socda munaasabadda furitaanka Kalfadhiga saddexaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku kulansan yihiin labada aqal.
Waxaa khubad u jeedinaya labada Aqal Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu arrimo badan uga hadlo, iyadoo xilligan dowladda Soomaaliya ay wajaheyso xaalado kala duwan oo siyaasadeed iyo amni.

![TOOS U DAAWO: Furitaanka Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya [Khudbadda Madaxweyne Farmaajo]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/03/xaflad.jpg)