Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ka socda xaflad lagu soo xirayo shirkii Wadatashiga madaxda Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada…
Browsing: Toos
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad u jeedinaya labada Gole ee Guurtida iyo Golaha wakiilada maamulkaasi, iyadoo la wada…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda qabanqaabada Aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee wasiirkii hore ee arrimaha Dastuurka Soomaaliya…
Waxaa magaalada Garowe ka socota xafladda caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Waxaa magaalada Garowe xilligan ka socda soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo diyaaradii uu la socday ay hadda…
Waxa magaalada Garowe ka socda khudbad jeedinta musharixiinta u taagan xilalka Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Berri 8-da…
TOOS: NEW YORK. 1 Jan 2019 – Report of the Secretary-General on Somalia (S/2018/1149) UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota munaasbad loogu dabaaldegayo Sanadguurada 75-aad ee aasaaska Booliiska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka December oo ka…
Shirka dalalka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Qaabilsan Arrimaha Somalia, waxaa ka qeyb galaya 14 dal oo ka kala socda dalalka…
Waxaa magaalada Garowe ku soo dhammaaday shirkii afar ka mida madaxda maamul Goboleedyada, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan…
Madaxweynaha Turkiga ayaa khudbad ka jeedinaya kutlada xisbigiisa AK party, isagoo soo bandhigay xaqiiqada iyo xogta sidii loo dilay saxafiga…
Waxaa Isgoyska 14-ka Oktoobar (Ex. Soobe) ee magaalada Muqdisho ka socda isu soo bax lagu xusayo sanadguuradii koowaad ee qaraxiii…
Munaasabad lagu soo dhoweynayo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdiga uu hogaaminayo ayaa ka socota xarunta maamulka Puntland…
Waxaa Garoonka Banadir ee Koonis Stadium ka socota munaasbad lagu xusayo maalinta Xoriyadda ee 1-da Luulyo oo kulmisay xoriyadii Gobollada…
Munaaabad lagu maamuusayo 26-ka June oo ah markii ay xoriyadda qaateen Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, isla markaana Calan Soomaaliyeed laga…
Waxaa goor dhoweyd ka bilaabatay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho doorashada Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka federaalka. HOOS KA DAAWO…
Waxaa maalintii labaad xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka socda khudbad jeedinta musharaxiiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Waxaa xarunta Dugsiga sare ee Booliska Muqdisho ka socda munaasabadda furitaanka Kalfadhiga saddexaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku kulansan…
Waxaa magaalada Kismaayo maanta ka dhacaya doorashada kursi ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1713406968720088/ Waxaa magaalada Jowhar ka bilaabatay doorashada Kursi Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka oo ay ku tartamayaan lix musharax oo…
