Waxaa magaalada Garowe ka socota xafladda caleema-saarka madaxweynaha cusubĀ ee Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Waxa madasha xafladda ku sugan madax fara badan oo ka socda dowladda Federaalka, maamul Goboleedyada iyo Siyaasiyiinta xisbiyada, waxaana la filayaa inay khudbado ka jeediyaan madax kala duwan.
HOOS KA DAAWO SI TOOS AH





