Ehelka maxbuus ku dhintay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa shaaciyey war cusub oo ku saabsan geerida maxbuuska Xasan Maxamuud Rooyaaye.
Browsing: Muqdisho
Maxbuus ku eedeysan Shabaabnimo oo ku jiray xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa si la yaab leh loogu dhex dilay Xasbiga…
Magaalada Muqdisho ayaa inta la xusuusan yahay waxaa soo maray Duq magaalo iyo guddoomiye gobol banadir oo gaaraya 47, iyadoo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dil galabta Muqdisho loogu geystay shaqaale u dhashay dalka Uganda oo u shaqeynayay…
Wararka lags helayo degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir says sheegaya in nin Ajnabi ahaa oo ka tirsanaa shaqaalaha Hay’adda UNICEF…
Wasiirkii wasaaradda Beeraha iyo waraabka Puntland Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe) oayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
In ku dhow 200 saxafi ayaa caawa xaflad sagootin ah oo aan loo kala harin u sameynaya Guddoomiyaha xilka banneynaya…
Abuukar Cawaale Qaad-diid oo u ololeeya in Qaadka laga mamnuuco dalka ayaa sheega in ganacsatada Qaadka ay ugu hanjabeen in…
Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la filaya iney caawa.
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, oo la hadlay golaha amniga ayaa…
Qeybtii sadaxaaad ee dhaawacyadii qarixii 14-ka October oo lagu daweyneyay isbitaallo ku yaallay magaalada Ankara ee Turkiga ayaa loo sameeyay…
Wasaaradda Amniga ayaa xarig ugu hanjabtay odayaasha dhaqanka ee isku daya inay sii daayaan ama ka daba tagaan askarta falalka…
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada Nabadsugida iyo ciidamada gaarka ah ee Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigaan maleeshiyooyin falal amni darro iyo baad ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in afhayeenkii Maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane uu dib u helay xoriyadiisa,…
Dadweynaha degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay uga horjeedaan falal ammaan darro iyo waxqbad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xayiraad lagu soo rogay afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa halkaasi ka dhacay fal khaarijina ah oo toogasho lagu dilay nin…
Kalluumeysato u shaqo taga Badweynta India ayaa lagu la’ yahay Badda kadib dableylo waaweyn oo laga cabsi qabo inay la…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay galabta magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo gabagabeeyay safar qaatay…
