Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad dhex maray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya uu dhaliyay…
Browsing: Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xilka laga qaaday Mudane Taabit Cabdi Maxamed ayaa goor dhow lagu wadaa inuu saxaafadda la hadlo.
Saacado kadib markii saaka lagu dhawaaqay in guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir loo magacaabay wasiirkii hore ee Warfaafinta C/raxmaan Cuma…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu furay dhaqaatiirta ajnabiga ah ee ka shaqeeya dalka inay is diiwaan…
Laba ka mida wiilashii xogheyta u ahaa madaxda sare ee dalka ayaa ku soo baxay magacaabidda maamulka cusub ee Gobolka…
Qof ayaa ku dhintay mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax ka dhacay albaabka hore ee xarunta Jaamacadda Gaheyr…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir iyo iyo ku-Xigeennadiisa, iyadoo la magacaabay maamul cusub.
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xaaladda magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamada ammaanka ay la wareegeen xarunta Gobolka Banaadir iyo xarumaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa lagu daadiyey magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la soo dhoobay wadooyinka magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa wajahaya cadaadis siyaasadeed oo uga imaanaya Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shil diyaaradeed uu maanta ka dhacay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka beelaha Muqdisho ayaa si weyn u difaacay Guddoomiyaha G/bananadir Taabit Cabdi Maxamed.
Waxaa galabta maqribnimadii kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho qaar ka mida maxaabiistii Soomaalida ee ku xirnaa dalka India.
Waxaa soo baxay warar ku saabsan in maamulka Gobolka Banaadir uu iibsaday barxad Ceelgaab ee degmada Xamarjajab, Gobolka Banaadir, iyadoo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa digniin kasoo saaray qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha oo looga hadlay bixinta dhulka dowladda.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in sarkaal ka tirsan ciidamada Badda Soomaaliya uu toogasho ku dilay taliye ku…
Qarax ayaa ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasi uu haleelay gaari marayay degaanka KM 13 ee duleedka magaalada.
Wasaarada Amniga Xukuumada Soomaaliya ayaa uga digtay Idaacadaha magaalada Muqisho inay baahiyaan Wararka Al-Shabaab xubnaha Alshabaab.
