Taliye ka tirsan taliyeyaaha saldhigyada Booliska Muqdisho ayaa si dirqi ah uga badbaaday qarax miino oo wadadda loo dhigay.
Browsing: Muqdisho
Ciidamda Booliska ayaa soo bandhigay maanta burcad isbaaro u dhigata dadka shacabka ah oo ka dhacda mobile-ada iyo lacagaha ay…
Qarax culus ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay inta badan caasimadda.
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa saraakiishii ugu horeysay ee dhalinyarro aqoonyahanno ah oo loo qaatay ciidamada Booliska u magacaabay saldhigyada…
War hadda soo dhacay ayaa asheegaya inuu Qarax ka dhacay aagga Haanta dheer ee degmada Deyniile, agagaarka Ex Koontorool Afgooye…
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha wado cusub oo loogu…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa mar kale ku dhawaaqay maanta xilliga uu furmayo shirka…
Nin ku caan baxay inuu dadka ka dhaco Mobile-da isagoo adeegsanaya Qori macmal ah ayaa ugu danbeyn gacanta lagud dhigay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xarunta weyn ee Warshada Isbuunyada Mubaarak uu dab qabsaday.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay xalay saqdii dhexe kadib guri ku yaalla degmada Kaaraan.
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka dalbaday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya inay meel saaraan maqaamka siyaasadeed ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay degmada Heliwa, agaagarka Suuqa xoolaha.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu qarax ka dahcay magaalada Muqdisho, kaasoo geystay qasaare.
Dalada ay ku mideysan yihiin ururada aan Dowliga aheyn ee Soomaaliya (Somali N GO Consortium) ayaa Dowladda Federalka ku eedeeyay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo lala beegsaday Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya. Qarax…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad uu dhex maray Ciidamo kawada tirsan Dowladda Gaar ahaan…
Ciidamada xasilinta caasimadda Muqdisho ayaa dibn bilaabay howlgalladii ay ka sameyn jireen xaafadaha magaalada Muqdisho, kadib dhowr bilood oo ay…
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa si kulul uga hadlay dilalka qorsheysan ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa ku dhawaaqay in uu baaqday Shirka Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta Gobolka Banaadir, kaasoo…
Mudo labo bilood ah ayey baaga muudo yihiin haweenka Muqdisho ku nool ee ka ganacsadda Dahabka Jajabka ah, kadib markii…
