Dabley hubeysan ayaa caawa dil ka fuliyay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Ciidamo bistoolado ku hubeysan oo ka tirsan Sirdoonka NISA ayaa weerar ku qaaday weriye ka howlgala magaalada Muqdisho oo looga…
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay saraakiisha cusub ee ciidamada Booliska Soomaaliyeed…
Aaska Cali Nuur Shuute ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii xalay dalbey ka tirsan Alshabaab ay ku dileen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa maqribkii kadib magaalada Muqdisho lagu dilay aabaha dhalay Guddoomiyaha maxkamadda Darajada…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay tallaabadii ugu horeysay ee lagu diiwaan gelinayo xarumaha diinta ee gudaha dalka.
Beesha Murusade oo ka mida beelaha waaweyn ee Hawiye ayaa laga xaal mariyey cabasho ay ka gudbiyeen labada beelood ee…
Weerarkii Ciidamada Soomaalida ee ay tababarreen Imaaraadka Carabta ku qaadeen Guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa lugaha la galay dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdiso ayaa sheegaya dilal qorsheysan xalay lagu khaarijiyeya askar ka tirsaneyd ciidamada dowladda.
Anigoo ku hadlaya magaca maamulka gobolka Benaadir iyo dowladda hoose ee Muqdisho, waxaan dhammaan ummaada Soomaaliyeed ee dunida dacalladeeda kala…
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay Caawa fal toogasho ah ka fulisay degmada Waaberi.
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dacwad lagu soo oogay eedeysanayaal loo heesto…
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta daah furay qalab casri ah oo saaraya Maraakiibtii ku…
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee darajada koowaad ayaa maanta markii ugu horeysay lasoo taagay qarixii weynaa ee ka dhacay Isgoyska…
Xaflad uu soo agaasimey xisbiga Wadajir ayaa maanta ka socota magaalada Muqdisho iyadoo loogu baroordiiqayo askartii ilaalada ka ahayd Guriga…
udiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo maanta shir ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa kad ooday weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya uu ka mid noqday dadka loo xiray…
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa Bayaan kasoo saartay xaaladda siyaasadda ee dalku marayo, iyadoo baaq u kala dirtay shacabka, madaxda dowladda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo mareysay Jidka Warshadaha.
