Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa si kulul uga hadlay ciidamo maanta baaritaan ku sameeyay Guriga Senator Cabdi Xasan…
Browsing: Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga sanatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka C/weli Jaamac Gorod ayaa tegay Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo maanta ay galeen ciidamo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa amar degdeg ah kasoo saaray howlgal ciidamo ka fuliyeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale…
Howlgal ay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku qaadeen Guriga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Aqalka Sare…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Imaaraadka carabta tababarray ay galeen Hoyga Cabdi Xasan Cawaale…
Xaalad aan caadi ahayn ayuu ku sugnaa guri uu Muqdisho ka deganaa Siyaasiga wasiirka hore soo noqday iyo musharaxa madaxweyne…
Haddii aan si kooban u dhigo Xaalka Magaalada Muqdisho ee aan maanta joogo, waxaan dhihi lahaa:
Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeyn ku dilay afar ka tirsan maleeshiyada ururka al-Shabab isla markaana uu burburiyay gaari ay walaxaha…
Wararka laga helay xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday xeer-ilaaliye ku-xigeenka koowaad ee Soomaaliya.
Meyd laga helay goob ganacsi oo ku taalla degmada Xamarweyne ayaa xaalad cabsi ah ku abuuray dadka xaafadaha degamadaasi iyo…
Waxaa maanta ka socota magaalada Muqdisho xafladda dib u furista xarunta hagista diyaaradaha hawada Soomaaliya.
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabic Cabdi Maxamed ayaa ku dhawaaqay in magaalada Muqdisho lagu qabanayo shirweyne…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya nin dhalinyaro ah oo xalay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho.
Faahafahain dheeraad ah ayaa laga helay weerar xalay lagu qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar loo adeegsaday Bam gacmeed lagu qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda Carafaat ee degmada…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen agagaarka xarunta Villa Somalia.
Siyaasiyiin, saxafiyiin iyo shaqsiyaad caan ah ayaa siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ka dalbadya inuu raaligelin ka bixiyo hadal kasoo yeeray…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah oo Bistoolado ku hubeysan ay saakay toogasho ku dileen…
