Ra’iisal wasaaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa si weyn u difaacayd dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Maxamed C/llaahi…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xubno ka mida siyaasiyiinta iyo xildhibaannada Mucaaradka ah ay la yimaadeen ciidamo…
Sii deynta xalay saqdii dhex damiinka lagu sii daayay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Waesame ayaa dhalisay farxad aan hore loo arag.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Siyaasiga C/raxmmaan C/shakuur oo u xiran dowladda Soomaaliya goor dhow loo geynayo odayaal…
Maxkamadeyntii la filayay in galabta la hor keeno siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dib u dhacday.
Waxaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho munaasbadda sanadguurada 74-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda munaasabadda xuska sanadguurada 74-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ka dhaceysa barxadda Dugsiga sare…
Munaasabad lagu xusayo Sanad guurada Aas aaska Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta ka socota Magaalada Muqdisho.
Ciidamo fara badan ayaa caawa la dhigay magaalada Muqdisho, iyadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay.
Siyaasiga Salaad Cali Cali Jeelle oo ka mida guddoomiyeyaasha xisbiyada dalka ka jira ayaa maanta ka hadlay falkii lagu xiray…
Shirweynihii Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu soo xiray magaalada Muqdisho, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Ciidamada ammaanka ayaa si weyn u xoojiyay ammaanka magaalada Muqdisho iyadoo maalintii labaad ay xiran yihiin wadooyinka muhiimka ah ee…
Hoteelada magaalada Muqdisho ayaa bilaabay inay fuliyaan amarka wasaaradda amniga Soomaaliya iyagoo diiday in lagu qabto shirar aan fasax loo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu ka dhacay magaalada waxyar ka hor Salaadii Casir.
Maamulka Gobolka Banaadir oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha gobolka ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa daah furay dib u dayactirka…
Xaaladda magaalada casimadda ah ee Muqdisho ayaa saaka degan, iyado heegan la geliyay ciidamada ammaanka oo xiray qeybaha muhiimka ah…
Howlgal ay caawa saqdii dhexe qaadeen ciidamada nabadsugidda NISA ayaa lagu qabtay siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda Soomaaliya.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa rasaas caawa saqda dhexe ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday goobo u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Dabley hubeysan ayaa xalay fal-naxdin leh ka geysatay xaafadda Zona Key ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir, markii ay saqdii…
