Ciidamada booliska iyo maleeshiyo ayaa ku dagaalamaya xaruntii safaarada Mareykanka Muqdisho oo loo yaqaan Siligga ee degmada Wadajir, G/Banaadir.
Browsing: Muqdisho
Guddiga Gurmadka Qarixii Soope ayaa qaaday tallaabo uu ku saacidayo dadkii qoysaskooda ku saamoobeen qaraxa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyo degan dhulka sharci darrada ah ee xarunta safaaraddii hore ee Mareykanka…
Ciidamo ka wada tirsan dowladda ayaa ku dagaalamay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Sanca, degmada Yaaqshiid.
Shirkadda Nadaafadda Muqdisho ayaa xalay lagu weeraray bam lagu tuuray gaari ka mida kuwa qashinka qaada.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta lasoo taagay eedeysanayaal Alsahbaab u qaabilsanaa sahminta iyo qarxinta Baararka magaalada Muqdisho.
Iska hor imaad ayaa ciidamada Nabadsugidda iyo kuwo milateri ah ku dhex maray degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Maxamed Cumar Maxamed wuxuu ku dhashay Xanuunka dhanka Wadnaha ka haya, waxaana waalidiinta dhalay oo danyar ah ay Awoodiwaayeen in…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada dowladda hoose ee Minishiibiyada uu si bareer cad…
Mar kale ayay ilaalada madaxda dowladda Soomaaliya ku lug yeesheen dilka muwaadin kale oo isna ah xildhibaan maamul Goboleed.
Dilalka ay fuliyaan ilaalada madaxda ayaa kusoo badanaya Muqdisho, goor walba ayey dhacdaa in gaadiidka ay saaran yihiin masuuliyiinta Dowladda…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug lagu dilay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dab xoog leh uu ka kacay suuq ku yaalla magaalada Muqdisho.
Nin sida xubno ka mida jirka Bani’aadamka ayaa cabsi weyn ku dhaliyay dadka Muqdisho, kadib markii lagu qabty duleedka Muqdisho.
Tan iyo markii ay Soomaaliya xornimadeeda ka qaadatay Dowladihii gumeysiga ee Talyaaniga iyo Ingiriiska lixdameedyadii, Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar ay koox hubeysan xalay ku qaadeen bar fadhiyaan ciidamada xasilinta ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas lagu furay ciidamo fadhigoodu ahaa xarun baaris.
Maamulka Jaamacadda Jobkey ayaa iska bari yeelay war maalmo ka hor lagu faafiyey wargeyska New Vision ee ka soo baxa…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay isbedel lagu sameynayo qorshaha sugidda ammaanka magaalada Muqdisho.
