Muuqaalo iyo Video ayaa laga helay sidii uu u dhacay qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
30 Maalmood ayaa laga joogaa markii qarixii weynaa ee lahu hoobtay uu ka dhacay Isgoyska KM 5 ee Soope magaalada…
Waxaa sii kordhayo muranka ku aadan dhul ku yaal agagaarka Beerta Jaadka lagu iibiyo ee Magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa faragelin ku sameeyay xiisad ka dhalatay nin oday ah oo saaka…
Taliyaha xilka sii haya ee Booliska Soomaaliya Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa si kulul uga hadlay warar laga fidiyay xaaladda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaas heegaya in ciidamada dowladda ay qof ku dileen degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Wasaaradda Amniga Somaliya ayaa war ksoo saartay xaaladda ammaanka magaalada Muqdisho iyo tallaabooyin loo qaaday sidii loo xoojin lahaa nabadgelyada.
Sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga oo la sheegay inuu galay tuhun ku saabsan inuu ku lug lahaa weerarkii Alshabaab ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sargaal ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka lagu weeraray gurigiisa magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe C/llaahi Maxamed Xuseen (Geeldoox) ayaa sheegay in lagu rasaaseeyay magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka ku saabsan xaaladda ammaanka ee Garoonka Muqdisho.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee sii haya xilka Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo wax looga…
Shaqada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo guud ahaan Xerada Xalane ee Saldhigga ugu weyn AMISOM ayaa hakad ku jirta, waxaana…
Dabley hubeysan ayaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Federaalka ku toogtay magaalada Muqdisho.
Taliyihii Ciidanka Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikada Cali Maxamuud Cali (Shariif) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Mid ka mida dhaqaatiirta ka howlgasha magaalada Muqdisho ayaa ka badbaaday qarax lagu khaarijin lahaa oo loogu xiray gaarigiisa, balse…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Muqdisho ay joojiyaan gaari weyn oo khudaar ku rarneyd,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax gaari uu saaka ka dhacay magaalada.
Ku xigeenka xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Badbaadadda iyo Amiga Peter Drennan ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa canshuur dheeraad ah ku soo rogtay badeecadaha kasoo dega dekadda weyn ee Muqdisho.
