Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 14
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»XOG CULUS: Weerar laga cabsi qabo in Alshabab ku qaado Garoonka Muqdisho oo la ogaaday

    XOG CULUS: Weerar laga cabsi qabo in Alshabab ku qaado Garoonka Muqdisho oo la ogaaday

    November 9, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Diyaarad ay u kireysneyd Q/Midoobay oo lagu qabtay Garoonka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shaqada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo guud ahaan Xerada Xalane ee Saldhigga ugu weyn AMISOM ayaa hakad ku jirta, waxaana laga baqayaa weerarro ay Al-shabab ka geystaan gudaha Garoonka Aadan Cadde.

    Xogta la helay ayaa sheegeysa in Labo ka mid ah Gaadiidka AMISOM ee horay Al-shabaab uga qaateen Ciidamada AMISOM la qorsheynayo in weerarkaas lagu geysto.

    Sidoo kale waxaa hakad la geliyay  ku dhawaad 700 Shaqaale si kmg ah uga shaqeynayay Garoonka Aadan Cadde,Xerada Xalane iyo Turkiga,kuwaas oo la tuhmayo in ay ku jireen Rag dagaallama.

    Warbixintu waxaa ay xuseysaa in 15 ka mid ah Shaqaalahaas loogu talagalay in ay weerar toos ah ka fuliyaan gudaha Garoonka iyo Xerada Xalane marka Gaadiidka Al-shabaab ka qaateen AMISOM ay ku qarxaan gudaha Xerada Xalane.

    Sidoo kale waxaa la joojiyay guud ahaan Gaadiidka waaweyn ee dhismaha sida kuwa dhagxaanta iyo Carrada geyn jiray Garoonka Aadan Cadde.

    Saraakiil ka mid ah shaqaalaha Garoonka ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in cabsida ka taagan Garoonka Aadan cadde ay sababtay in 4tii Maalmood ee la soo dhaafay uusan jirin dhaq dhaqaaq buuran.

    Wxaaana walaaca ugu badan ee taagan uu yahay Gaadiidka AMISOM ee laga baqayo in ay qarxaan iyo 15 qof ee la tuhmayo in ay ka tirsanyihiin Shaqaalaha KMG ah kuwaas oo xogtu xuseyso in ay gudaha ka dagaallamayaan.

    Mareykanka ayaa dhawaan digniin ka soo saaray Muqdisho,waxaana uu muwaadiniintiisa uga digay in ay ku sii negaadaan Magaalada Muqdisho kaddib markii safaaraddooda Nairbi heshay hanjabaad u gaar ah muwaaddiniinta Mareykanka.

    Sidoo kale Qaramada Midoobey ayaa shaqaalaheeda Garoonka Aadan cadde uga digtay in ay banaanka u baxaan ama tagaan meelaha dadku ku badanyahay,waxaana ay kula taliyeen in ay jirto khatar dhinaca amniga ah loona baahanyahay in la is xakameeyo.

    Gudaha Garoonka Aadan Cadde ayey shaqada caadi tahay,waxaase banaanka hore ee Garoonka lagu arkayaa Ciidamo dheeraad ah,kuwaas oo gaadiidka u diidaya in ay gaaln gudaha.

    Alshabab Garoonka Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDabley hubeysan oo fal toogasho ah ka fulisay magaalada Muqdisho
    Next Article Abaanduullaha Ciidamadda Xoogga oo faahfaahin ka bixiyay Qasaaraha Alshabaab ee dagaalkii Basra

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo