Xoghayihii ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Canab C/laahi Xaashi oo ahayd iyo wiil ay dhashay guddoomiyaha ururkaasi Batuula Sheekh Axmed Gaballe ayaa…
Browsing: Muqdisho
Koox hubeysanayaa goor dhoweyd weerar ku qaaday Gaari ay leedahay haweeney guddoomiye u ah ururka haweenka Qaranka.
Dowladda Turkiga ayaa soo gabagabeysay Dhismaha Dugsiga barashada Duulista Diyaaradaha oo maanta dib loo furay.
Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya Gawaari Gaashaaman oo casri ah.
Ciidamo ilaalo u ah Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Khaliif Cabdiqaadir Macalin Nuur ayaa caawa gacanta ku dhigay laba dabley ah oo…
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Tacsi u diray amarna kasoo saaray dil maanta…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil caawa magaalada Muqdisho loogu geystay Jeneraal ka tirsanaa ciidamada Xoogga dalka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar qorsheysan lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada xoogga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdega Caawa la isugu yeeray Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Askari ka tirsan ciidamada Taraafikadda wadooyinka ayaa fal toogasho ah ku dilay darawal gaari yar agagaarka isgoyska Geed Jaceyl ee…
Dhow qof ayaa ku dhintay shil Gaari oo ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, kadin markii gaari weyn uu…
Diyaaradii ugu hoeysay oo sida rakaab ayaa caawa soo caga dhigatay a garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Diyaaradii ugu horeysay oo xilli habeen ah soo caga dhigata garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa caawa kasoo…
Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa amar ka soo saaray arrin dhibaato weyn ay ku…
Shirkii labaad ee Wasaraadaha Dastuurka dowladda Federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa lagu gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Ciidamada Xaslinta caasimadda ayaa magaalada Muqdisho ka wada howlgallo culus oo habeenkii lagu qaadayo xaafadaha kala duwan ee degmooyinka Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gabar dhalinyarro ah dhaawac culus kasoo gaaray kadib markii ay iska tuurtay…
Qarax xoog leh oo loo adeegsaday miino lagu xiray gaari uu watay nin ka mida shaqaalaha garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin wiil ay walaallo yihiin ku dilay magaalada la qabtay.
