Wadadda Maka Almukarama ayaa loo xiray Gaari la sheegay in looga shakiyay qarax oo la dhigay dhinaca wadadda.
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysa ay toogasho ku dishay Guddoomiye waxaad.
Taliyihii Nabadsuggida ee degmada Kaxda, Gobolka Banaadir ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerar duhurnimadii maanta ay ku qaadeen…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday gaari uu la socday taliyaha NISA ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa laba qof lagu dilay magaalada.
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la kala qaaday ciidamadii ku dagaalamay magaalada.
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas goos goos ah laga maqlayo xaafad ka tirsan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.
Xukuumadda Soomaaliya aya gebi ahaanba joojisay wax qaad ah laga dejiyo magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle.
Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa xalay howlgal gaar ka sameeyay xaafadaha u dhow xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Degmada Wardhiigley.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta iska xaadiriyay Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee ka socda magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqidshi ayaa sheegaya in fal toogasho khaarijin ah uu galabta ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba darawal oo watay mootada Bajaajta lagu dilay magaalada.
Bandhigga saddexaad ee buugaagta ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo dadweyne kala duwan ay saf ugu jiraan ka qeybgalkiisa.
Koox dabley ay ayaa toogasho ku dishay haweeney ganacsato ah, Xaafadda Towfiiq, degmada Yaaqshiid, magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay qaabka loo marayo codsiga shaqaaleynta dhalinyarrada Gobolka Banaadir.
Faahfaahin dheeraad ah iyo muuqaalo ayaa laga helay qarax goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ciiddamada ammaanka Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay gaari maalmihii ugu danbeeyay dilal qorsheysan iyo weerarro ka geystay degmada Dharkeynley ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay galabta toogasho ku dileen haweeney caan ka ahayd suuqa…
