Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabid Cabdi Maxamed ayaa ka hor yimid qaabka ay ciidamada xasilinta ee Muqdisho wadooyinka u xiraan.
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar khaarijin ah lagu qaaday Gaari marayay xaafadda Suuq Liif ee degamada…
Dabley hubeysan ayaa weeraro ka geystay saacdihii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho, iyagoo dhimasho iyo dhaawac u geystay dhowr qof.
Koox hubeysan ayaa maanta weerar ku qaaday Gaari uu leeyahay mas’uul ka tirsan Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhoobay wadooyinka magaalada iyadoo la xiray qaar ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa gaari la sheegay inuu siday waxyaabaha qaraxa lagu qabtay magaalada.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kana mid ahaa musharixiintii xilka madaxweynaha ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka uu ka badbaaday isku dal…
Bannaanbax looga horjeedo dhiibista sarkaalka ONLF ee C/kariin Qalbi dhagax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qarax Bam ayaa ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, halkaasoo lagula beegsaday kolonyo ay ciidamo la socdeen.
Dab caawa ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa geystay qasaare, iyadoo lagu guuleystay in la damiyo.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dab ka kacay suuq labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax Bam uu caawa ka dhacay magaalada.
Ciidamada Xasilinta ammaanka caasimadda dib u bilaabay howlgalladii magaalada, iyagoo maanta howgal ballaaran ka sameeyay xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa Xaflad duco iyo xusuus ah maanta ugu qabatay Royal Palace Hotel ee Magaalada…
Afhayeennada Wasaarada Amniga iyo Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa ka hadlay qarixii galabta ka dhacay Magaalada muqdisho.
Ciidamada ammaanka ayaa ka hortegay gaari qarax laga soo buuxiyay oo la dhigay Jidka shaqaalaha ee magaalada Muqdisho.
Faahin Dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax ka dhacay agagaarka Xaaji baasto oo u dhow wadadda Shaqaalaha, Wadadda Maka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada.
Bannaanbax looga horjeedo weerarkii lagu laayay dadkii beeraleyda ahaa ee ka dhacay degaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa xilligan…
