Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Badda ay la tagtay laba gaari iyo dad shacab ah oo saarnaa.
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin ganacsade ah goor dhoweyd lagu dilay magaalada.
Waxaa caawa dib loo furay Taalada isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kadib markii muddo ay u xirneyd dayactir.
Qarax Miino oo maanta Ka dhacay Ex-kontoorol Balcad ee Magaalada Muqdisho, iyadoo lala eegtay ciidamo ka tirsan AMISOM oo halkaasi…
Wasiir ka tirsan dowladda UK ayaa booqasho aan la shaacin ku tegay magaalada Muqdisho, isagoo kulamo kala duwan la yeeshay…
Ciidamada ammaanka ayaa xiray agagaarka xarunta Jaamacadda Umadda ee degmada Xamarwweyne ee magaalada Muqdisho.
Warar kala duwan ayaa xaqiijnaya in Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliland uu Muqdisho ku joogo socdaal qarsoodi ah oo aan…
Dhacdo naxdin ayaa ka dahcay magaalada Muqdisho kadib markii wiil yar uu isku dilay bistoolad uu ku ciyaarayay.
Maamulka la baxay Somaliland ayaa soo saaray war aan la fileyn oo ku saabsan casimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.
Dalxiisayaal ka socda dalka Shiinaha ayaa markii ugu horeysay yimid magaalada Muqdisho iyagoo dalxiis ah.
Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dishay guddoomiyihii garsoorayaasha xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu madfac hoobiye ah ku soo dhacay degmada Wardhiigley.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan fal khaarijin ah ka fulisay magaalada.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa diyaarad ay ku dhacday duleedka magaalada Muqddsho ee caasimadda Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo ka mid ahaa madaxdii Alshabaab…
Laba qof oo isku qoys ah ayaa maanta lagu dilay weerar ka dhacay degmada Hodon, ee magaalada Muqdisho.
Wararka aaga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd uu weerar khaarijin ah ka dhacay magaalada.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Ku xigeenkii Amiirka Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa caawa ku hoyanaya magaalada Muqdisho, kadib muddo ka badan…
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa goor dhoweyd la geeyay magaalada Muqdisho, isagoo diyaarad gaara ay ka keentay magaalada Xudur.
