Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Xuseen Xasan Cismaan ayaa ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu khaarijiyo.
Browsing: Muqdisho
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada Xasilinta Magaalada Muqdisho ayaa howlgal xoog leh ku sameeyay Degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Shineemo Somalia, Wadadda Maka Almukarama.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ruxay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay qabteen gaari qarax laga soo buuxiyay.
Saakay waxaan usoo baxay inaan shaqooyin dhowr ah qabsado anigoo g’oaansaday inaa ku hor maro Xamar wayne si aan uga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xalay saqdii dhexe kadib ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Dayax-madoobaad ayaa Caawa laga dareemay meelo badan oo ka mid ah Bariga afrika iyo Gobollada Soomaaliya.
Ilaalada mid kamida xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa dil dhimasho iyo dhaawac ka geystay magaalada Muqdisho.
Xaaladda Darawallada Banaanbaxa ka wada magaalada Muqdisho ayaa kasii dartay kadib markii gaari AMISOM leedahay lagu bililiqeystay Isgoyska KM 4.
Bannaabaxayaasha darawallada Bajaajta ayaa xitay wadooyin muhiim u ah isu socodka Gaadiidka magaalada Muqdisho.
Bannaanbixii darawallada Bajaajleyda Muqdisho ayaa ka sii daray kadib markii ciidamo ilaalo mas’uul ka tirsan dowladda ay dileen darawal.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbaxyo rabshado wata ay ka socdaan magaalada.
Darawaladda Mootooyinka Bajaajyada ayaa bannaabixii ugu weynaa ka dhigay magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya ciidamada xasilinta caasimadda.
adMaamulka Gobolka Banaadir ayaa furaya barnaamij nooc cusub ah oo lagu doonayo in lagu ururiyo aragtida dadka reer Muqdisho.
Ciidamada ammaanka ayaa xalay gacanta ku soo dhigay koox ay haweeney madax u ahayd, kuwaas oo dadka si qorsheysan ku…
Kooxda khilaafada islaamiga ah ee Daacish ayaa sheegatay inay fal khaarijin ah caawa ka fulisay magaalada Muqdisho.
Qarax caawa ka dhacay Muqdisho ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac ah, waxaana goobta qaraxa ka bilowday olole nadaafadeed.
Dadweyne la sheegay inay ehel la yihiin askarigii dilka lagu xukumay ee lagu helay dilka Wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya…
