Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in falal toogasho ah iyo Qarax ay ka dhaceen magaalada.
Browsing: Muqdisho
Weerar koox dabley ah ku qaaday dad u socday tacsi ayaa lagu laayay lix wiil oo isku qoys kasoo wada…
Masuuliyiinta Beerta Nabada ayaa shaaciyay inay maxkamad la tegi doonaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Maamulkiisa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saxafi ka howlgala Warbaahinta dowladda Soomaaliya la dhaawacay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya, magaalada…
Gaari lagu xiray waxybaaha qarxa ayaa goor dhoweyd ku qarxay magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay markii ugu horeysay xus loogu dabaaldegay maalinta xoriyadda Mareykanka ee 4-ta July.
Bannaanbax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in rasaas lagu kala eryay kadib markii ay ciidamada ka hortageen.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qaraxii lala beegsaday gaari uu la socday agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya…
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in agaasimihii laga eryay Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Yuusuf Bahlaawi ayaa ka badbaaday qarax la…
Dabley hubeysan ayaa degmada Dharkeynley ee Magaalada Muqdishoku dhisay Nabadoon Caan ahaa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa rasaas culus laga maqlay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam uu galabta ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Internet la’aanta ka taagan Koonfurta Soomaaliya ayaa gaartay muddo toddobaad ah kadib markii adeeggaasi uu hawada ka baxay habeenkii ay…
Qarax miino ayaa haleelay gaari nooca dadweynaha ah oo ay la socdeen rakaab, taasoo keentay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa dowladda Farmaajo ugu baaqay inay muddo sanad gudihiisah wax uga bedesho…
faahafaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Dab xoog leh oo maanta Duhurnimadii qabsaday Suuqa Xamarweyne oo ka mida suuqyada…
War hadda soo dhaca ayaa sheegaya inuu dab qabsaday mid ka mida suuqyada ugu waawen ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada xasilinta ammaanka Muqdisho ayaa howlgallo gaara ka wada qeybo ka mida caasimadda.
Xiisad ka dhalatay degaanka Garasbaay ee duleedka Muqdisho ayaa keentay iska hor imaad dhex maray maamullo isku haya degaankaasi.
