Adeegga internet-ka ayaa gebi ahaan ka go’an Koonfurta Soomaaliya maalintii shanaad, waxaana la xaqiijiyay inuu adeegan sii maqnaan doono ug…
Browsing: Muqdisho
Ciidamada xasilinta ammaanka Muqdisho ayaa sii adkeeyay howgallada dhinaca ammaanka ah ee ay ka wadaan Caasimadda.
Ciidamada ammaanka saddex magaalo ayaa la sheegay in heegan sare la geliyay, kadib markii looga digay weerarro Alshabaab damacsan tahay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ay geeriyoodeen.
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud ee magaalada Muqdisho, markii ay kordheen weerarada Shabaab.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiir ka tirsanaa maamulka Jubba uu geeriyooday, kadib dhaawac culus oo ka soo…
Afhayeenka Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya Axmed Maxamuud (Carab) ayaa sheegay in qarixii Alshabaab la beegsatay aanu qasaare badan geysan.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysaa Qarax lagu weeraray saldhiga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
Kooxda Alshabaab Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiyihii fuliyay weerarkii xarunta Degmada Wadajir ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaadiidka Khudaarta soo gelin jiray magaalada Muqdisho loo diiday inay galaan magaalada.
Fannaaniin caan ka ah Soomaalida dhexdeeda ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qaraxyo kala duwan caawa ka dhaceen magaalada.
Maamulka degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa xabsiga qaar ka mida ciidamada ilaalada xarunta degmadaasi oo maanta qarax is-miidaamin ah…
Afhayeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya ayaa faafhaahin ka bixiyay qaraxii maantaxarunta degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
Wararkii ugu danbeeyay qarax weyn oo is-miidaamin ah kaasoo duhurtii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu ku…
Ugu yaraan toban qof ayaa ku dhintay, iyadoo in ka badan 20 kale ay ku dhaawacmeen, qarax ismiidaamin ah
Qarax weyn oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay sababta loo xiray wadooyinka jid-caddeyaasha ah ee xaafadaha magaalada Muqdisho qaarkood.
Wararka laga helayo degaanka KM 13 ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin Ganacsade ahaa.
Wadooyinka yaryar ee isku xira magaalada Muqdisho ayaa lagu xiray dhagxaan iyo carro iyagoo laga joojiyay isu socodka Gaadiidka.
