War hadda so dhacaya ayaa sheegaya in qarax weyn oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Ciidamo Boolis ah oo hoos yimaada taliska Booliska Gobolka ayaa la wareegay ammaanka xarunta Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in Qarax nooca lagu xiro Baabuurta lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan…
Madaxweynaha Galmudug dhowaan la doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay Muqdisho ku yimid, isagoo wata ciidamo ilaalo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa la wareegtay laba nin oo ku eedeysan dilka wasiirkii howlaha guud Cabbaas C/llaahi Siraaji.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lagu weeraray wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Caawa fal dil ah ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in howgal weyn uu ka socdo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysatay magaalada.
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Germany ayaa booqasho aan hore loo sii sheegin goor dhoweyd ku soo gaaray magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaXasan Cali Kheyre ayaa amar siiyay ciidamo ka tirsan nabadsugudda NISA oo howlgal ammaanka lagu sugayo…
Mid kamida xildhibaanada Baarlamaanka ayaa eedeyn ba’an u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya isagoo sheegay inuu dayacay mas’uuliyadiisii.
Qarax la doonayay in lagu khaarijiyo xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Saaka ayay ahayd markii ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay toogasho ku dileen darawalka gaari BL ah agagaarka Garoonka diyaaradaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la toogtay nin waday Gaari looga shakiyay inuu qarax sida oo ku…
War hadda soo dhacay aya sheegayain dil toogasho ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Nabadsugidda ee NISA.
Weerarro kala duwan oo sababa dhimash iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari qarax qabsaday uu geystay qasaare.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu Duhurnimadii maanta ka dhacay Muqdisho.
