War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqidsho ayaa sheegaya inuu caawa dab qabsaday guryo degaan oo ku yaalla degmada Kaaraan. Dabkan oo…
Dowladda Kenya ayaa durba jebisay heshiiskii ku saabsanaa in diyaaradaha ka taga magaalada Muqdisho ay ka degaan Nairobi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen saraakii ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya.
Dil naxdin leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii kooxo bistoolado ku hubeysan haweeney.
Weerar koox hubeysan ku qaaday mas’uul ka tirsan wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa saaka ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dab qabsaday mid kamida suuqyada waaweyn ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya inuu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weriye ka howlgala mid ka mida idaacadaha Muqdisho lagu afduubay duleedka magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu maanta Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan hore
Dowladda Kenya ayaa shaacisay qaabkii dib loogu soo celiyay duulimaadkii diyaaradaha ee tooska ahaa Muqdisho ilaa Nairobi.
Kooxo hubeysan ayaa saaka magaalada Muqdisho ku dilay nin ka mid ahaa ilaalada suuq ku yaala caasimada.
Markab weyn oo nooca xamuulka ah ayaa qarka u saaran inuu ku caariyo Badda kadib markii uu kusoo xiran waayay…
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ku soo dhoweeyay duulimaadkii ugu horeeyay ee toos…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd Daah-furay Duulimaadkii ugu horreeyey ee toos ah magaaloyinka Muqdisho & Nairobi.
Askari ka tirsan ciidamada nabadsugidda NISA ayaa caawa lagu dilay, mid kalena waa lagu dhaawacay weerar koox hubeysan ku qaaday…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax xalay saqdii dhexe kadib ka dhacay magaalada Muqdisho oo dhaliyay qasaare dhimasho ah.
Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa soo saartay war ay ku sheegtay inay sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda ee NISA…
Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa furay wado dayactir lagu sameeyay oo dib loo furay maanta.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarixii labaad oo ah nooca lagu xiro Gawaarida uu ka dhacay magaalada.
