Qarax lagu soo xiray Gaari ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Debka, Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho sida ay…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Wadajir ee…
Qarixii labaad ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agaagaarka Hotel Naasa-hablood II iyo Taaladda Daljirka Dahsoon.
Dowladda Mareykanka ayaa gaadiid ciidan oo gaaraya 16 ku wareejiyay cidiamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya.
Bannaanbax lagu taageerayo xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyrre aya maanta ka socda magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay booqday dhaawacyada ku waxyeeloobay qarixii shalay ka dhacay magaalada Muqudish oo la…
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay inka badan 10 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax loo adeegsaday gaari…
Qarax weyn oo laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka dhacay Muqdisho.
Fal khaarijin ah ayaa maqribnimadii caawa maqribkii ka dhacay magaalada Muqdisho kadib markii kooxo hubeysan ay weerar geysteen.
Dagaal xalay ka dhacay degaanka Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay Amiir ka tirsan kooxda Alshabaab.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho in fal toogasho ah uu caawa maqribnimadii ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar Bam lo adeegsaday lagu qaaday guriga gudoomiyaha degmda Hodon ee…
Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee ka sii dareysa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay suuqa weyn ee magaalada ku khaahirijeen nin ganacsade ahaa.
Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaanada federaalka, horena u soo noqday agaasimaha hay’adda NISA ayaa ka deyriyay xaaladda ammaanka magaalada…
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo uu horkacayo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta salaad roobdoon ah ku tukaday…
Qaraxyo iyo rasaas ayaa caawa laga maqlay meelo ka mida caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay warar ka duwan kuwii laga qoray qarixii maanta lala beegsaday Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay saaka toogasho ku dileen oday waayeel ah.
Weerar culus oo is-miidaamin ah ayaa maanta lagu qaaday Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho.
