Saddex qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dab xoog leh oo aroortii saaka ka kacay suuqa Bakaaaraha ee magaalada…
Browsing: Muqdisho
Dab xoog leh ayaa aroortii hore ee saaka ka kacay suuqa ugu weyn Soomaaliya iyo Geeska Afrika ee Bakaaraha, magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ay rasaas ku fureen dadweyne ku sugnaa goob xaafad ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu dilay xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaankii dowladii KMG…
Kooxo hubeysan ayaa galabta dhaawac u geystay nabadoon ka mid ahaa ergadii soo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimacaale ayaa amar ku bixiyay in la furo wadooyinka la xiray xiligii…
Canshuur lagu kordhiyay Qaadka yimaada magaalada Muqdisho ayaa xaalad kacsan iyo sar u kac qiimihiisa ka dhaliyay suuqyada magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay caawa toogasho ku dileen guddoomiye laameed hore.
Banaanbax lagu taageerayo Ra’iisal wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Waxaa hadda soo gaaray Garoonka diyaaradaha Muqdisho wafdi uu horkacayo madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
Waxaa caawa gebi ahaan la xiray wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho, taasoo ay ugu wacan tahay caleemasaarka madaxweynaha Soomaaliya…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in caawa lagu dilay nabadoon ka mid ahaa ergadii doorashada xildhibaanada Soomaaliya.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in labada maalmood ee soocota loo xiri doono magaalada Muqdisho caleemo saarka madaxweynaha cusub…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa caawa booqday Isbitaal Madiina oo maanta la dhigay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii qasaaraha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dil toogasho ah uu caawa ka dhacay xaafadda Dabakaayo madow ee degmada…
Qasaarihii ugu badnaa ayuu geystay qarax lala beegsaday suuq camiran oo ku yaala degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Howlgal ay sameeyeen ciidamada NISA ayaa shalay lagu soo qabtay gaari la sheegay inuu ka dambeeyay weerarro shalay ka dhacay…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in la soo qabtay saddex nin oo lagu tuhunsan yahay inay…
