War ay faafisay Hay’adda Nabadsugidda NISA ayaa lagu sheegay inay gacanta ku dhigtay Gaarigii weerarka dilalka ah ka fuliyay maanta…
Browsing: Muqdisho
Dabley hubeysan oo watay gaari kuwa raaxadda ah ayaa khaarijiyay maanta afhayeenkii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb, ahaana milkiilaha…
Koox hubeysan ayaa maanta weerar qorsheysan ku khaarijiyay afhayeenkii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday gaari uu la socday sarkaal sare oo hore uga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah oo hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen agagaarka madaxtooyada Soomaaliya.
Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho toogasho ku dishay nabadoon caan ka ah Magaalada Muqdisho.
Wasaarada Gaadiidka xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya la xiri doono dhaqdhaqaaqa garoonka…
Iska hor imaad kooban ayaa maqribnimadii caawa ku dhex maray magaalada Muqdisho ciidamo ka tirsan AMISOM iyo dad shacab ah.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa magaalada lagu dila oday nabadoon ah oo ka mid ahaa ergadii ka…
Xildhibaan Muna Sheekh Khaliif Abuu (Muna Kay) oo ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa shaacisay sawirro muujinaya bubur ku dhacay gaarigeeda…
Bannaanbax rasmi ah oo maamulka Gobolka Banaadir soo qabanqaabiyay maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyagoo lagu taageerayay doorashada madaxweynaha cusub…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, aha duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa farriin adag iyo baaq u diray dowladda cusub ee…
Qiimaha lagu sarifo doolarka Mareykanka ayaa hoos u dhac weyn laga dareemay saacdihii ugu danbeeyay suuqyada Muqdisho marka loo eego…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhaqaaqay qabashada bannaanbax lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya xilli Madaxweynaha uu dalbaday in dadwyenaha…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa la kulmay musharixiintii isbedeldoonka ee xilka kula tartantay, kulanka oo ahaa…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la jaanqaadaya isbedelka ku yimid hogaanka dalka ayaa dalbaday in jidgooyada magaalada Muqdisho…
taliyaha Ciidanka Xoogga Gen. Maxamed Aadan Axmed ayaa amar kasoo saaray rasaasta au ridayaan ciidamada ee khalkhalka ka abuurtay caasimadda…
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay isu soo baxyo aan cidna abaabulin oo xalay iyo maanta ka dhacay magaalooyin…
Bannaanbax iyo taageero habeenimo ayaa caawa dadweynaha Muqdisho isugu soo baxeen wadooyinka caasimadda iyagoo taageeraya madaxweynaha la doortay ee Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markiisii ugu horeeyay soo saaray daqiiqado kadib markii xilka loo dhaariyay.
